Helitaanka sarifle crypto aamin ah, waa arrin muhiim u ah qof kasta oo raba inuu ku lug yeesho ama uu maalgashto lacagaha cryptocurrencies-yada, sida Bitcoin, Ethereum, iwm.
Bulshadeena soomaaliyeed, caqabad xoogan ayaa ka haysata maalgashiga lacagaha cryptocurrencies-yada.
Markii aan daraasad kooban samaynay, waxaan ogaanay caqabadaha ugu waa weyn ee soomaalida ka haysata maalgashiga lacagaha cryptocurrencies-yada, kuwaasooy ugu waa-weynaayeen:
- Inay ku sugan yihiin dalkii
- Inaysan heli karin bank account
- In bank laftiisa aan loo ogolayn maalgashiga cryptocurrencies-yada
- Inaysan haysan passaport
- iyo wixii la midka ah
Hagaag, haddaba xalka waxaa kuu hays shirkadeenan cusub ee “gellecrypto.com”, taasoo kuu ogolaanaysa inaad ku soo biirto dunidan cryptocurrency.
Adeega aad shrikadeena ka heli karto, waa sarifka lacagaha cryptocurrency-ga, adigoo doolar u bedelan kara cryptocurrency, cryptocurrency-na u bedelan kara doolar, isla mar ahaantaana adeegsanaya dijital wallet-yada dalkii ka shaqeeya, sida EVC Plus, Zaad, E-dahab, iyo wixii la mid ah.
Ku dooro shirkadeena, degdegsiimada, amaanka, badqabka lacagaha, qiimaha ugu macquulsan suuqa, iyo helidda adeeg hufan.
Booqo website-keena ah “gellecrypto.com”, ama nagala soo xidhiidh whatsapp numberkeenan ah +252-90-432-1044, oo bilaw safarkaaga cusub ee ku aadan maalgashiga cryptocurrency.