Ka hor intaynu maqaalkeena u galin waxa aynu sharaxi doonaa: waa maxay internet? Waa Maxay WWW (Web)? Waa maxay browser? Waa maxay web 1.0, Web 2.0, Web 3.0? …
Hodling-ka crypto waa istaraatiijiyad ku saleysan in si muddo-dheer ah loo haysto lacagta dhijitaalka ah (cryptocurrency), iyadoon la iibin xitaa marka suuqu aad u kacsan yahay.
Marka la joogo suuqa Crypto, waxaa muhiim ah in qofka amnigiisa uu iska adkeeyo adeegsadana xeelado uu ugu bad baadi karo scammers-ka iyo hackers-ka suuqaan ka qaraabto. Cryptocurency sida ay…
Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee la xiriira crypto, blockchain, Defi, Cefi, NFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas…
Waa maxay Third-party?Waa dhinanc saddaxaad u dhaxeeyo laba qof macaamilkoda marka ay wax is dhaafsanayaan, balse aan si toos ah u galin heshiiska ka dhaxeeyo labadaas qof, waxaysa sugaan amniga…