Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchain, Defi, Cefi, NFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.
Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin…
Web waa nidaam isgaarsiineed oo isku xira shabakado, kombiyuutarro, taleefanno, iyo qalabyo. World Wide Web (WWW), waa qayb ka mid ah Internet-ka oo kuu oggolaanaya inaad booqato boga internet-ka gudihiisa,…
“Pump and Dump” ee suuqa lacagaha dhijitaalka ah waa farsamo lagu khiyaaneeyo dadka oo lagu kordhiyo qiimaha token si been abuur ah si loo soo jiito ka qaybgalayaal oo ah…
Waa Maxay Lacagta Dijitaalka ah?
Lacagta dijitaalka ah waa lacag aan la taaban karin, balse kaliya ay ka muuqato shaashadaha aaladaha la isticmaalo sida Mobile ama Computer.
Qaybaha loo kala saaro lacagaha…