Dhaqaaqqa suuqyada crypto ayaa sare u kacay isaga oo ka falcelinaya weerarka Israa’iil ay ku qaadday Iiraan, balse tiknikaal ahaan waxaa muuqda in korodhka suuqyadu weli sii socdo.
Shirkadda Strategy ayaa hoggaamineysa shirkadaha waaweyn iyadoo mas’uul ka ah 77% kor u kaca hantida Bitcoin ee ganacsiyada ilaa hadda sanadkan, sida aan ka soo xigannay shirkadda maalgelinta Bitcoin ee…
Warbixin cusub oo kasoo baxday shirkadda falanqeynta xogta suuqyada ee Santiment ayaa muujisay kala duwanaansho ballaadhan ee u dhexeeya dhaqdhaqaaqa maalgashadayaasha waaweyn ee Bitcoin iyo kuwa yaryarka ah. Falanqaynta xogtaasi…