3 waxyaabo ka ogow Bitcoin toddobaadkan!Bitcoin Warbixinta Todobaadlaha ah: Qiimaha Cusub, Go’aanka Fed, iyo Saadaasha Suuqa Bitcoin waxay todobaadka u horreeya bisha May ay bilawday iyada oo isku dayaysa inay meel ay kor uga sii socoto… Read more May 5, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
Ma Rabtaa Inaad Afkaaga Hooyo Ku Barato Cryptocurrency-ga?Dunida lacagtu maanta waa mid badankeed digital ah.Cryptocurrency waa mid ka mid ah kacaankaas, waana mid xiiso iyo dardagalin badan leh, waxaana fiican, oo waliba mudan in wakhti xaadirkan la… Read more May 5, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
UAE oo ku talo jirta samaynta Dirham StablecoinHaddii ay oggolaansho ka hesho hay’adaha sharci dejinta ee Imaaraadka Carabta, stablecoin-ka ku xidhan dirham-ka lagana maamulo bangiga dhexe, stablecoin-kan wuxuu ku shaqayn doonaa blockchain-ka ADI. Read more April 29, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
Maxaa dhici haddii Trump caydhiyo Powell?Weerar Madaxweyne ku qaada madax-bannaanida Fed-ka waxay gelin kartaa suuqyada crypto xaalad cusub — waxaana suuragal ah inay ku soo celiso suuqa bartii asalka u ahayd bilawga cryptocurrency. Read more April 27, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled