Suuqa crypto waa la ogyahay inuu aad u dhaqaaq xoggan yahay. Inta badan lacagaha dhijitaalka ah qiimahoogu si dhakhso leh ayuu kor ugu kacaa oo hoos ugu dhacaa. Tani waxay…
Dhaqaaqqa suuqyada crypto ayaa sare u kacay isaga oo ka falcelinaya weerarka Israa’iil ay ku qaadday Iiraan, balse tiknikaal ahaan waxaa muuqda in korodhka suuqyadu weli sii socdo.
Ka hor intaynu maqaalkeena u galin waxa aynu sharaxi doonaa: waa maxay internet? Waa Maxay WWW (Web)? Waa maxay browser? Waa maxay web 1.0, Web 2.0, Web 3.0? …
Hodling-ka crypto waa istaraatiijiyad ku saleysan in si muddo-dheer ah loo haysto lacagta dhijitaalka ah (cryptocurrency), iyadoon la iibin xitaa marka suuqu aad u kacsan yahay.