Qaybtii 1aad: Suuqyada CryptoMarka la joogo Cryptocurrency waxaa la isticmaala Exchange oo ah Suuq wada kulminaayo ‘buyers & Sellers’ dadka rabo in ay coin iibsadaan iyo kuwa rabo in ay…
Waa maxay Middleman?Si fudud ‘Middleman’ waa dhexdhexaadiye waxuuna noqon karaa shaqsi, ama hay’ad u dhaxeeyso labo dhinac marka ay wax is dhaafsanayaan si ay fududeeyaan wax is dhaafsi sida heshiis…
Qaybtii 3aad.5. Fiat Money, waa lacagaha aan maanta adeegsano waxa ay soo martay marxalado kala duwan, waxaa ugu muhiimsaneed 3 marxalado oo kala ah marxaladii bankiyada, midii dahabka iyo midii…
Ka waran hadii lagu dhaho saadaali sida uu noqon karo tartan ka dhaxeeyo 8 billion oo qofood doonayaan in ay qaybsadaan 21 Million!Waa tartan mucjisadiisa wato, kaasoo qof walibo fahmay…
Ku soo dhawaada Gelle Crypto waa madal lagu soo qaaro maalin walibo wararkii ugu dambeeyay ee la xiriira Crypto, Blockchain, Defi, Cefi, NFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.Halkan waxaad ka aqrisan…