Waa Maxay Lacagta Dijitaalka ah?
Lacagta dijitaalka ah waa lacag aan la taaban karin, balse kaliya ay ka muuqato shaashadaha aaladaha la isticmaalo sida Mobile ama Computer.
Qaybaha loo kala saaro lacagaha…
CBDCs waxaa laga soo gaabiyay “Central Bank Digital Currencies,” micnaheeduna waa lacago dhijitaal ah ay qorsheenayaan in ay soo saaraan bank-yada dhexe ee dowladuhu leeyihiin si lagu baddelo lacagha maanta…
Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchain, Defi, Cefi, NFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.
Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin…