Wararka Maanta suuqa Crypto – 30ka Abriil 2025Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee la xiriira crypto, blockchain, Defi, Cefi, NFT, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka. Read more April 30, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
Wararka Maanta suuqa Crypto – 29ka Abriil 2025Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee la xiriira crypto, blockchain, Defi, Cefi, NFT, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka. Read more April 29, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
UAE oo ku talo jirta samaynta Dirham StablecoinHaddii ay oggolaansho ka hesho hay’adaha sharci dejinta ee Imaaraadka Carabta, stablecoin-ka ku xidhan dirham-ka lagana maamulo bangiga dhexe, stablecoin-kan wuxuu ku shaqayn doonaa blockchain-ka ADI. Read more April 29, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
Maxaa dhici haddii Trump caydhiyo Powell?Weerar Madaxweyne ku qaada madax-bannaanida Fed-ka waxay gelin kartaa suuqyada crypto xaalad cusub — waxaana suuragal ah inay ku soo celiso suuqa bartii asalka u ahayd bilawga cryptocurrency. Read more April 27, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
4 waxyaabo uu tusinaya in Bitcoin gaadhi karto $100kDhowr Calaamado ayaa muujinaya suurtagalnimada in qiimaha Bitcoin ku soo laaban doono $100,000. Read more April 25, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
Maxaa sababay hoos u dhaca dollarka oo gaadhay bartii u hooseysay 3-sano?Suuqa saamiyada ayaa hoos u dhacay, halka doolarkuna uu gaadhay heerkii ugu hooseeyay muddo saddex sano ah Isniintii, iyadoo maal-gashadayaashu ay walaac ka muujiyeen hanjabaadaha Madaxweyne Donald Trump uu u… Read more April 22, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
DeFi oo adeeggiisu ku badanayo Yaman!Platform-ka ama Barnaamijyada DeFI-ga(Decentralised Finance) ah ayaa la arkaa inay aad ugu badan yihiin yamanidu, iyada oo la ogaaday in 63% yamanidu isticmaalaan DeFI-ga halka 18% kaliya la adeegsado CeFi(Centralised… Read more April 18, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled