Skip to content Skip to sidebar Skip to footer

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $3.90 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 121.81 Billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %57.6 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.91%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 52% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 42% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.
  • Bitcoin (BTC) ayaa maanta hoos u dhacay, isagoo weli ku jira xadka $115 – 110, waxuu hadda joogaa qiimihiisa $112,543.21
  • Ethereum (ETH) waxa uu ku suganyahay xasillooni, qiimihiisuna wuxuu marayaa hadda $4,340.89
  • Altcoins kale ee suuqa sida Solana (SOL), XRP, Ton, SUI, Tron, ADA iyo Doge waxay muujinayaan dhaqdhaqaaq hooseeya oo ka tarjumayso iibsasho yar.
  • Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $169 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 70 billion.

📜 2. Xeerar-ka & Siyaasada Suuqa

  • Dowladda Mareykanka waxay ka digtay shirkadaha crypto ee aan u hoggaansamin sharciyada bangiyada.
  • Mid ka mid ah dalalka Yurub ayaa qorsheynaya in uu dejiyo sharciyo adag oo ku saabsan stablecoins.
  • Hindiya waxay tijaabinaysaa nidaam cusub oo cashuur ah oo lagu dabaqi doono macaamilka crypto.
  • Baarlamaanka Midowga Yurub wuxuu ka hadlayaa MiCA, sharciyo cusub oo lagu nidaaminayo crypto.
  • Qaar ka mid ah dawladaha Afrika ayaa muujiyay xiise ay u qabaan isticmaalka blockchain si sharci loogu daro.

💰 3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)

  • ETF-yada Bitcoin ee Mareykanka wali waxay helayaan maalgashi xoog leh oo ka imanaya hay’adaha dhaqaale.
  • BlackRock iyo Fidelity waxay kordhiyeen saamigooda ku jira crypto ETFs.
  • Goldman Sachs ayaa sheegay in macaamiishoodu ay xiise gaar ah u qabaan Ethereum ETFs.
  • Qaar ka mid ah ETFs cusub ayaa lagu daray suuqa Canada iyo Asia.
  • Hay’ado waaweyn ayaa weli u arka crypto sidii hab maalgashi oo waara muddo fog.

🆕💰 4. Coins- ka Cusub ee Suuqa la filaayo in la keeno

  • Shirkado badan ayaa maanta soo saaray tokens cusub sida meme coins iyo utility tokens.
  • Laba token cusub ayaa lagu daray Binance Launchpool.
  • Tokens Cusub ayaa manta lagu List -gareeyay Suuqyada Uniswap iyo PancakeSwap

🐋 5. Dhaqdhaqaaqa (Whale Investments) ee saameeyo Suuqa   

  • Whale weyn ayaa maanta ku iibsaday Bitcoin qiime ka badan $200M.
  • Laba whale kale ayaa USDT u rogay Ethereum.
  • Shirkad maalgashi gaar loo leeyahay ayaa soo iibsatay crypto qiime dhan $100M.
  • Whale kale ayaa suuqa ka saaray xaddi badan oo Solana ah.

🚀 6. Mashaariicda Horumarka ku socdo ee Suuqa

  • Polygon (MATIC) ayaa soo bandhigtay qorshe cusub oo scaling ah.
  • Avalanche waxay ku dhawaaqday iskaashi la leh shirkad fintech weyn.
  • Cardano waxay soo kordhisay update cusub oo ku saabsan smart contracts.
  • Metaverse project cusub ayaa bilaabay tijaabo dadweyne.

🔗 7. Tignoolajiyada Blockchain

  • Bitcoin Network hash rate ayaa gaadhay heer taariikhi ah oo sare.
  • Ethereum Layer-2s sida Arbitrum iyo Optimism ayaa helaya isticmaal badan.
  • Solana ayaa ku guuleysatay in downtime ay ka yareyso.
  • Chainlink waxay cusboonaysiisay adeeggeeda oracle.

🤖 8. AI & Web 3.0

  • AI projects ayaa noqday kuwa ugu xamaasadda badan suuqa.
  • Shirkad Web3 ah ayaa isku daraysa AI iyo gaming.
  • AI wallets ayaa laga bilaabay suuqyo dhowr ah.
  • Web3 platforms waxay soo bandhigeen adeegyo cusub oo ku saleysan blockchain.

🖼️ 9. NFT & DeFi   

  • NFT market wuxuu ka soo kabanayaa kadib bilal hoose oo uu dhacay
  • DeFi TVL (Total Value Locked) ayaa kordhay in ka badan $60B.
  • Lending protocols ayaa helay maalgashi cusub.
  • Qaar ka mid ah ciyaaraha Play-to-Earn ayaa dib u bilaabay kor u kaca isticmaalka.

Halkaan ka baro coursada Crypto

Leave a comment

newsletter form

newsletter form

Gelle Crypto © 2025. All rights reserved.

Gelle Crypto © 2025. All rights reserved.