Cryptography waa farsamo technology loo adeegsado in lagu qariyo isgaarsiinta xogta si aan loo fahmin ama loo badelin waxaa laga ilaaliyaa xogta inay ogaato cid aan loogu tala galin, waxaana…
Suuqa crypto waa la ogyahay inuu aad u dhaqaaq xoggan yahay. Inta badan lacagaha dhijitaalka ah qiimahoogu si dhakhso leh ayuu kor ugu kacaa oo hoos ugu dhacaa. Tani waxay…
Encryptio iyo decryption waa labo hab oo muhiim u ah amaanka xogta “Data security” gaar ahaan marka la diraayo ama la keydinaayo xogta si qarsoodi ah, waxaa loo isticmaalaa meelo…