Shirkadda Strategy ayaa hoggaamineysa shirkadaha waaweyn iyadoo mas’uul ka ah 77% kor u kaca hantida Bitcoin ee ganacsiyada ilaa hadda sanadkan, sida aan ka soo xigannay shirkadda maalgelinta Bitcoin ee…
Ka waran hadii lagu dhaho saadaali sida uu noqon karo tartan ka dhaxeeyo 8 billion oo qofood doonayaan in ay qaybsadaan 21 Million!Waa tartan mucjisadiisa wato, kaasoo qof walibo fahmay…
Warbixin cusub oo kasoo baxday shirkadda falanqeynta xogta suuqyada ee Santiment ayaa muujisay kala duwanaansho ballaadhan ee u dhexeeya dhaqdhaqaaqa maalgashadayaasha waaweyn ee Bitcoin iyo kuwa yaryarka ah. Falanqaynta xogtaasi…