Yield farming waa hab maaliyadeed ka mid ah hanaanka loo kasbado ama loo helo intrest ‘daqli joogto oo dulsaar saran yahay’ kuna shaqeeyo gudaha madalaha DeFi, iyadoo la adeegsanaayo Cryptocurrency,…
Ganacsiga lacagaha dhijitaalka ah wuxuu la macno yahay in la iibsado crypto qiime gaar ah joogta kadibna laga faa’iidaysto marka qiimaha uu kaco oo la iibiyo. Ganacsatadu waxay falanqeeyaan isbeddelada…
Liquidity waa awooda si dhakhso ah oo fudud loo kala iibsan karo ama la iskaga iibin karo hanti sida Crypto, Stock ama real estate iyada oo aan la saamayn suuqa,…
Maalgashiga lacagaha dhijitaalka ah (crypto) wuxuu noqday mowduuc si weyn loo hadal hayo dunida oo dhan, iyadoo malaayiin qof ay iibsadaan lacagahaas si ay u kobciyaan hantidooda. Haddii aad tahay…
DePIN waa erayo laga soo gaabiyay Decentralized Physical Infrastructure Networks waana nidam ama shabakad ka kooban qalabyo (hardware) oo ku xidhan internet-ka, kuwaasoo iskaashanaya si loo abuuro adeegyo kala duwan,…
RWA waxaa laga soo gaabiyay “Real World Assets” taasoo micnaheedu yahay “Hantida Dhabta ah ee Caalamka taala, tusaale guryaha, dhulalka, dahabka, baabuurta, saamiyadda shirkadaha, iyo amaahda, kuwaasoo loo beddelayo hanti…