Suuqa crypto waa la ogyahay inuu aad u dhaqaaq xoggan yahay. Inta badan lacagaha dhijitaalka ah qiimahoogu si dhakhso leh ayuu kor ugu kacaa oo hoos ugu dhacaa. Tani waxay…
Waa Maxay DeX-Decentralized Excahnge?Decentralised Exchange: waa suuqyo aan lahayn cid dhexe oo maamusho ‘central authority’ taasoo sahleyso in isticmaalayaasha si toos u kala iibsan karaan lacagahooda digitalka ee crypto “peer-to-peer”,…
Qaybtii 1aad: Suuqyada CryptoMarka la joogo Cryptocurrency waxaa la isticmaala Exchange oo ah Suuq wada kulminaayo ‘buyers & Sellers’ dadka rabo in ay coin iibsadaan iyo kuwa rabo in ay…
Wareejinta cryptaha waxay u fashilmaan si ka badan inta dad badani fahansan yihiin, balse feejignaanta adeegsadaha ayaa badbaadin karta inta badan khasaaraha.
Waa maxay Middleman?Si fudud ‘Middleman’ waa dhexdhexaadiye waxuuna noqon karaa shaqsi, ama hay’ad u dhaxeeyso labo dhinac marka ay wax is dhaafsanayaan si ay fududeeyaan wax is dhaafsi sida heshiis…