Hadalkii ugu dambeeyay ee Donald Trump ee Fed waxa uu soo jeediyey “mandate saddexaad” oo bangiga looga baahan yahay inuu dejiyo heerarka dulsaarka muddada-dheer, taas oo suurtogal ka dhigaysa siyaasad…
Mashruuca lacagta dhijitaalka ah ee qoyska Trump, World Liberty Financial (WLFI), ayaa qaaday tallaabo istiraatiiji ah oo ah in la gubo 47 milyan oo token, si kama dambays ahna looga…
Cryptography waa farsamo technology loo adeegsado in lagu qariyo isgaarsiinta xogta si aan loo fahmin ama loo badelin waxaa laga ilaaliyaa xogta inay ogaato cid aan loogu tala galin, waxaana…
Public key iyo Private key waa labo qodob muhiim u ah xogta waxaana loo adeegsadaa Xogo u dhaxayso sir ahaanshaheeda labo dhinac, si guud public key iyo private key waxay…
Encryptio iyo decryption waa labo hab oo muhiim u ah amaanka xogta “Data security” gaar ahaan marka la diraayo ama la keydinaayo xogta si qarsoodi ah, waxaa loo isticmaalaa meelo…
Ka hor intaynu maqaalkeena u galin waxa aynu sharaxi doonaa: waa maxay internet? Waa Maxay WWW (Web)? Waa maxay browser? Waa maxay web 1.0, Web 2.0, Web 3.0? …
Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee la xiriira crypto, blockchain, Defi, Cefi, NFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.
Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas…
Qaybtii-2aad
Qodobka 6aad.
Fully Diluted Market Cap, (FDV) waxa aad ku ogaanaysaa hantida guud ee lagu qiimeeyo project-ga ama uu ku fadhiyo hadii dhamaan miraha uu ka koobanyahey banaanka la geeno (Circulation…