Skip to content Skip to sidebar Skip to footer

Platform-ka ama Barnaamijyada DeFI-ga(Decentralised Finance) ah ayaa la arkaa inay aad ugu badan yihiin yamanidu, iyada oo la ogaaday in 63% yamanidu isticmaalaan DeFI-ga halka 18% kaliya la adeegsado CeFi(Centralised Finance), waa sida ay sheegtay xog k la soo baxday shirkadda TRM Labs.

DeFi waa platforms aan la maamulin cidina xogtaada iyo jeebkaaga ka war hayn isla markaana hantidaada aad adigu masuul ka tahay waxaa ka mid ah phantom iyo Metamask, halka CeFi uu yahay lidkeeda waxaana ma mid ah Binance, Coinbase iyo OKX.

Sharaxaad dheeraad ah halkan ka akhriso.

Shacabka dalka Yaman ayaa aad u adeegsanaya DeFi protocols si ay bangi ahaan uga dhigtaan maadaama Maraykanku saaray cunaqabateyno adag, maadaama ay xuutiyiinta dagaal argagixiso ku sheeg ah ay kula jiraan.

Markii hore dadka oo dagaal uu daashaday iyo aqoon yari ka haysatay dhinaca teknooloojiyadda iyo sidoo kale khad xumo ayaa adkeeyay inay shacabka yaman la qabsadaan cryptada sida ay sheegtay xog ay soo saartay shirkadda TRM Labs.

” Balse, waxaa jira ififaallo sheegaysa in dadku ay soo xiisaynayaan cryptada, hadda ahaan ay ku qasban yihiin adeegsigeeda maadaama bangi la helayn” ayay raaciyeen.

Yemen waxay dagaal u dhaxeeya dawladda iyo xuutiyiinta ku jirtay ilaa September 2014kii, Dawladda Maraykankuna waxay ilaa dhawr jeer cunaqabateyno ka saartay dhinaca dhaqaalaha si ay u xaddiddo dhaqdhaqaaqa xuutiyiinta, balse tii ugu dambeysay ee la saaray bishan April 17keedii waxa ay toos u bartilmaameedsatay bangiga dhexe ee Yaman.

Barnaamijyada DeFI-ga ah ayaa qabsaday dadka website-yada cryptada buuqanaya ee Yemen ka soo jeeda.

Barnaamijyada DeFI-ga oo u badan waxyaabaha web-ka laga baadhay dadka Yaman. Xigasho:- TRM Labs.

Qaar ka mid ah Yamanida waxay adeegsadaan P2P(Peer-to-Peer) transactions si ay isugu tuuraan lacagaha ama xawaalad ahaan ay u adeegsadaan.

Our Courses

  • Cryptocurrency Course bilaw ilaa dhamaad.
  • Forex Trading A-Z Af-soomaali
  • Website Design WordPress.
  • Cisco Certified Network Associate (CCNA 200-301)
  • Dropshipping Mastery Course
  • Somali alibaba Online Course
  • MongoDB No-SQL Database
  • Ultimate react JS course
  • HTML and CSS beginner to advanced Course
  • Video Editing in CapCut Desktop + Mobile.
  • Facebook Ads (Digital Marketing).
  • Somali Alibaba Online Course.
  • Git and Github Course
  • Modern Javascript master Course
  • Graphic Design Course.
  • Basic Computer and Office  Mastery.
  • Premiere Pro (Video Editing).
  • Python for beginners
  • Blogging & Monetisation(WordPress).
  • E-commerce Course.
  • Tailwind CSS modern Course.
Our Services
  • Website Design
  • Business Consulting
  • Digital Marketing

Leave a comment