Ma Rabtaa Inaad Afkaaga Hooyo Ku Barato Cryptocurrency-ga?

Gelle Bashir

Dunida lacagtu maanta waa mid badankeed digital ah.

Cryptocurrency waa mid ka mid ah kacaankaas, waana mid xiiso iyo dardagalin badan leh, waxaana fiican, oo waliba mudan in wakhti xaadirkan la barto, lana la-la jaanqaado.

Dadka qaar ayaa u muuqda in ay ka baaqsanayaan barashada Cryptocurrency-ga, kaliya sababtoo ah af qalaad bay taalaa.

Nasiib wanaag, haatan waxaad dabo iyo dacal aad u baran kartaa Cryptocurrency-ga, waliba afkaaga hooyo, iyadoo erey-bixinada laguu fudaydinayo, laguuna kala dhig-dhigayo.

- Advertisement -

Waxayna kuu haynaa koorso dhamaysitan oo dhammaanteed af soomaali ah, oo ku baraysa ugu badnaan ama wax waliba oo ku saabsan Cryptocurrency-ga, gaar ahaan dhanka maalgashiga.

Adigoo si tartiib-tartiib ah u bilaabi doona maalgashigaaga koowaad, kadib marka aad dhamaysato koorsadan.

📌 Maxaad Ku Baran Doontaa Koorsadeena?
🟢 Waa maxay Cryptocurrency?, taariikhdeeda, & sababta ay muhiim u tahay

🟢 Fahamka Blockchain, iyo sida uu u shaqeeyo

🟢 Eray-bixinada Cryptocurrency, iyadoo la soomaaliyaynayo

- Pre Order -

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Madax-bannaani ★ Daah-furnaan ★ Musuq-maasuq Laa’aan. 🚀 Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

$16.99$12.99Get It Now

🟢 Sida loo sameeyo, loona isticmaalo wallets-yada (jeeb dhijitaal ah)

🟢 Sida loo sameeyo, loona isticmaalo exchanges-yada sida Binance

🟢 Amniga lacagaha, iyo sida looga fogaado khataraha iyo khiyaamooyinka

🟢 Maalgashiga iyo Falanqaynta Suuqa, sida lacagta loo dhigo, loola baxo, suuqa loo daraaseeyo, faa’ido looga sameeyo, iwm

🟢 60 cashar oo tallaabo-tallaabo ah, oo dhammaan ku baxaya Af-Soomaali

🟢 Iyo qodobo kale oo badan, halkanna ka soo bogo dhammaantood ➡️ “https://gellebashir.com/course/” ama ama booqo Whatsapp link-gan “https://wa.link/zjb442“.

Qaado koosdeena, oo bilaw safarkaaga maalgashi, tallaabo-tallaabo, oo ka soo dalbo badhanada hoos kaaga muuqda ⬇️.

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.com….

Crypto Trading Mastery: From A to Z

A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategies…

Share This Article
Leave a Comment