-24

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Original price was: $ 16,99.Current price is: $ 12,99.

Madax-bannaani. Daah-furnaan. Musuq-maasuq Laa’aan. Ku soo dhawoow kacaankii Blockchain.

Yaa ka faa’idaysan karo buuggan?

  • Ganacsatada Soomaaliyeed ee raba inay fahmaan crypto-da si ay ugu dhaqan-galiyaan ganacsigooda.
  • Dhalinyarada cusub ee raba inay maalgashadaan crypto-da
  • Cilmi-baadhayaasha iyo akhristayaasha xiiseeya tignoolajiyadda iyo dhaqaalaha cusub
  • Qof waliba oo raba inuu wax uun ka ogaado crypto-da, si ay mustaqbalka danbe u caawiso

Buy on WhatsApp

Category:

Buugan waxaa loo qoray, loona diyaariyay si uu qof kasta u fahmi karo, xitaa hadii uusan hore wax uga aqoon crypto-da. Wuxuu si tartiib-tartiib ah u fududaynayaa fahamka crypto-da, isagoo ka bilaabaya meel hoose, gaadhayana ilaa heer sare, oo keensanaysa inuu qofku aqoon xeel dheer u yeesho crypto-da.

Buugani waa mid ka duwan gabi ahaanba buugaata taala suuqa, waa buug ku dhisan xaqiiqooyin iyo tirooyin dhab ah. Waa buug xanbaarsan waayo-aragnimo shakhsiyeed. Waa buud ay diyaarinteedu qaadatay sanado.

Reviews

There are no reviews yet.

Be the first to review “Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad”

Your email address will not be published. Required fields are marked *