Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchain, Defi, Cefi, NFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.
Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin…
Lacagaha dhijitaalka ah ayaa noqday hantida maaliyadeed ee si weyn loo hadal hayo sanadihii la soo dhaafay. Laga bilaabo kobocii Bitcoin ilaa soo ifbaxa lacagaha kale sida Ethereum, Solana, iyo…