Lacagaha dhijitaalka ah ayaa noqday hantida maaliyadeed ee si weyn loo hadal hayo sanadihii la soo dhaafay. Laga bilaabo kobocii Bitcoin ilaa soo ifbaxa lacagaha kale sida Ethereum, Solana, iyo…
Cryptographic puzzle waa hanaan xisaabeed adag (Mathematical problem) loogu tala galay inay adeegsadaan miners-ka Bitcoin si loo adkeeyo amaanka shabakada Bitcoin, loona fududeeyo in si dhaqso ah loo xaqiijiyo transactions-keeda…