Wararka Maanta: Crypto News in Somali ✅ ETF Flow: Waxaa maanta la iibsaday 10,430 BTC iyo 24,580 ETH. BTC ETFs waxaa maanta soo gashay $912.7M net inflow. ETH ETFs waxaa maanta soo gashay $38.8M net inflow. 🔥 Bitcoin ayaa… Read more April 23, 2025 1794Views ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
Block chain – Technologyada Qarniga Waa Maxay Block Chain? Blockchain waxa uu ka koobanyahey labo eray, Block oo micnihiisa ah 4 gees, iyo chain oo la loola jeedo Silsilad, marka labada eray la isku daro waxay… Read more April 19, 2025 1260Views ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
Terminologies in cryptocurrency ‘Erayada ugu muhiimsan Suuqa Crypto loo adeegsado’. Suuqa walibo oo maaliyadeed waxa uu leeyahey ‘terminology’ erayo isaga u gaar ah loona adeegsado, oo mar walibo aad maqasho eraygaas waxaa muhiim ah in aad fahanto micnaha uu ku… Read more April 18, 2025 2162Views ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
Cryptocurrency – Lacagta Mustaqbalka Waa Maxay Cryptocurrency? Si fudud cryptocurrency waa lacago dijitaal ah aan gacan lagu taaban karin kaliya ka muuqdo shaashada kombuter ama talephonka aysan jirin cid dhexe oo maamusho “Decentralized” laguna keediyo… Read more April 17, 2025 1572Views ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled