Blockchain waa Tiknoolajiyadda casri ah oo xogta si decentralized (aan cid dhexe maamulayn), amaano leh, daah-furan (Transparency), aan la beddeli karin u kaydiso. Waxaa loo isticmaali karaa qaybo badan oo…
Waa Maxay DeX-Decentralized Excahnge?Decentralised Exchange: waa suuqyo aan lahayn cid dhexe oo maamusho ‘central authority’ taasoo sahleyso in isticmaalayaasha si toos u kala iibsan karaan lacagahooda digitalka ee crypto “peer-to-peer”,…
Waa maxay Middleman?Si fudud ‘Middleman’ waa dhexdhexaadiye waxuuna noqon karaa shaqsi, ama hay’ad u dhaxeeyso labo dhinac marka ay wax is dhaafsanayaan si ay fududeeyaan wax is dhaafsi sida heshiis…