Qaybtii-2aadQodobka 6aad.Fully Diluted Market Cap, (FDV) waxa aad ku ogaanaysaa hantida guud ee lagu qiimeeyo project-ga ama uu ku fadhiyo hadii dhamaan miraha uu ka koobanyahey banaanka la geeno (Circulation…
Marka la joogo cryptocurrency scammers-ku way noocyo badan yihiin waxayna adeegsadaan xeelado kala duwan si ay u dhacaan hantida maalgashiyaasha waxaana jirto hal xeelad ugu caansan ay scammers-ku ku xadaan…