Wararka maanta ee suuqa crypto 06-Jn, 2025

Gelle Bashir

📊 1. Xaaladda guud ee Suuqa

• Qiimaha Guud ee Suuqa (Market Cap): Wuxuu marayaa maanta ku dhowaad $3.21 trillion waxuuna hoos u dhacay 2.33% halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 144.90 Billion.

• Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta coinka Bitcoin awood dhan 63.69% halka Altcoins ay haystaan awood dhan 35.1%

• Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 24% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga filaayo ay aad ugu dhac santahay heerkii ugu yaraa ee abid.

- Advertisement -

• Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu sheegayaa 46% taas oo ka dhigan inuu yahey mid hoos u socdo ayna jirto kalsooni daro maalgashiyaasha suuqa ku qabaan.

• Bitcoin (BTC): waxuu sare u kacay bishii la soo dhaafay 6.80% waxuuna galay gaalinta 5aad asset market in the world, waxuu hadda qiimhiisa marayaa halkii xabo $103,009.12

• Ethereum (ETH): waxuu hoos u dhacay 5.95 qiimihiisa waxa uu hadda suuqyada ka marayaa $2,455

• Altcoins-ka kale sida Sol waxay hoos u dhacday 3024%, xrp waxuu hoos u dhacay 3.25%, Tron waxuu sare u kacay 1.38%.

🏛️ 2. Xeerar iyo Shuruucda suuqa.

- Pre Order -

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Madax-bannaani ★ Daah-furnaan ★ Musuq-maasuq Laa’aan. 🚀 Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

$16.99$12.99Get It Now

• Ha’ada Sec waxay dib u dhigtay ansixinta ETFs cusub arintaan waxay saamayn ku yeeslatay  suuqya.

• Wadamo badan ayaa bilaabay in ay si dhow u eegaan xeerarka lacagaha cryptocurrency gaar ahaan  stablecoins, iyadoo Fed uu magacaabay Michelle Bowman si uu xeerar uga keeno stablecoins-ka

🐋 3. Maalgashiyada Whales-ka ee saameeyo suuqa

• Whales badan ayaa bilaabay inay iibsadaan coinka BTC taasoo muujinaysa kalsoonida suuqa ay ku qabaan.

• Mashruuca loo adeegsado Web3 iyo AI Waxay $4.1 milyan ka heleen presale “inta aysan soo galin suuqyada ka hor”waxaana maalgalin ku sameyay whales.

🚀 4. Mashaariicda Cusub & Presales eesuuqa

• Web3 AI: Waa mashruuc bixiya 12 qalab AI ah sida ganacsiga, maareynta portfolio, iyo automation content – waxaana la bilaabay presale.

• Unstaked: Ku dhow in ay gaarto $10 milyan; waxay bixisaa AI-ku shaqeeya oo la falgala bulshada mashruuca.

📊 5. ETFs & Hay’adaha Maalgashiyada ee saameeyo suuqa

• Waxaa soo galay Bitcoin ETFs: $412 milyan taasoo muujinaysa xiisaha hay’adaha ay ku qabaan suuqa.

• CME Futures  (Chicago Mercantile Exchange) waxay haysataa 23% saamiga suuqyada futures-ka ee Bitcoin.

🔗 6. Teknoolojiyadda Blockchain

• Polkadot network Waxay soo bandhigtay teknoolojiyad modular blockchain ah, iyadoo ka shaqeynaysa DeFi, gamming iyo AI.

• Mashruuca IOTA Foundation Waxaa loo aqoonsaday inay la jaanqaadayso shareecada Islaamka waxay xarun cilmi baaris ka furatay Abu Dhabi.

🌐 🤖 7. Ai & Web 3.0 

• isku daraan AI iyo crypto si loo yareeyo gacanta bini’aadamka, iyadoo lagu fulinayo automation ballaaran.

• Waxaa ka mid ah talo-bixinta ganacsiga, automation xogta, iyo adeegyo iswada.

• Waxaa sameynaayo hormar wayn Ecosystem-ka Polkadot Ecosystem waxuuna soo kordhiyay mashaariicoyo loo adeegsado Web3, DeFi, gamming, iyo AI.

• Token-ka Shiba Inu (SHIB) ay ku dhisan EVM-ka shabakada Ethereum waxuu ka baxay Sector-ka  meme coin, waxuuna hadda leedahay ShibaSwap, NFTs, iyo metaverse.

🖼️ 8. NFTs (Non-Fungible Tokens)

• Waxaa sare u kacay qiimaha guud ee Suuqa NFT: waxuuna gaaray $3.5 bilyan

• Cilmi baaris la samayay ayaa muujisay musuqmaasuq ka jira suuqyada NFT sida wash trading iyo adeegsiga arts aan haboonayn.

halkaan ka baro coursada crypto bilaaw ilaa dhamaad

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.com….

Crypto Trading Mastery: From A to Z

A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategies…

Share This Article
Leave a Comment