Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee la xiriiraย crypto,ย blockchain,ย Defi,ย Cefi,ย NFT, Ai, Web 3.0,ย iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.
Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub eeย Cryptoย waxyaabaha ku soo kordha technologiyadaย Bloickchain
๐ 1. Xaaladda guud ee Suuqa
- Qiimaha Guud ee Suuqa (Market Cap): Wuxuu marayaa maanta ku dhowaad $3.29 trillion waxuuna sare u kacay 1.49% halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 86.41 Billion.
- Awooda suuqaย Dominance waxaa haysto maanta Ccoinkaย Bitcoin awood dhan 63.70% halka Altcoins ay haystaan awood dhan 37.30%
- Altcoin season Indexย waxuu sheegayaa in uu yahey 26% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga filaayo ay aad ugu dhac santahay heerkii ugu yaraa abid.
- Fear and Greed indexย halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu sheegayaa 55% taas oo ka dhigan inuu yahey mid dhexe kalsoonida maalgashiyaasha ay tahay (Neutral).
- Qiimahiisu wuxuu haatan marayaa $105,802 kadib markii uu samaystay Altime high cusub $112,000 waxaana arrinta saameeyay maalgelin hayโadeed oo balaaran iyo wadahadallo ganacsi u dhaxeeye USA iyo China
- Qiimaha ETH ayaa kor u kacay $2,514 waxuuna samayay dhaqaaq gaaraayo 0.61%,
๐ 2. Exchange inflow and Outflow
๐ฅ 1. Inflow โ Hantida Suuqa soo gashay
- Coinka Bitcoin- Inflow celcelis 7-maalmood u dambeysay ~0.41โฏBTC ayaa suuqyada six ad dhaaf u soo galaayiย -16.1%, Ma aha qaddar aad u weyn, laakiin waxay muujinaysaa in weli suuqyada la soo galinaayo BTC badan.
- Saacadaha u dambeeyay, in ka badan 2,500 BTC ayaa laga geliyay Binance spot, iyo 80,000 ETH oo qayb ka ahaa dhaqdhaqaaq balaaran, taasoo keentay cadaadis qiime inuu hoos u dhaco.

Xigasho: cryptoquant.com
๐ค 2. Outflow โ Hantida Suuqa Laga Saaray
- Kaydka BTC ee exchanges waxay gaartay heerkii ugu hooseeyay 7โkii sannadood ee u dambeeyay, iyadoo hoos u dhacday ilaa 11% waxay arintaan muujinaysa in maalgashayaasha ay ku kaydsanayan wallets-kooda HODL.

Xigasho: Coinglass
๐๏ธ 3. Xeerar & Siyaasada suuqa
- Amar Madaxweyne cusub oo ka soo baxay maraykanka ayaa soo saaray xeer cusub oo lagu adkeynayo hubinta iyo ka hortagga lacag dhaqidda, iyo hufnaanta exchanges & DeFi waxuuna soo baxay 06-da bisha juun
- ย Sharci cusub oo tilmaamaya sida loo maamulo crypto-ka ayaa ka soo baxay Gobalka California kaasoo diirada lagu saaraayo Exchange-yada.
- Hong Kong oo diyaarinaysa Xeerka Stablecoins bisha Agoosto 2025 si loo xakameeyo lacagaha dijitaalka ah ee ku xiran fiat.
๐ 4. Maalgelishaga Whales aysaameeyo suuqa
- Whales oo Urursanaya Coinka BTC, Wallet-yada whales-ka ayaa kordhay hadda waxay hayaan qiyaas gaarayso 10.1 million Bitcoin, taasoo ka dhigan kala bar mugga BTC-ga exchanges yaalla.
๐ 5. Mashaariicda hormarka ku socdo ee suuqa
- Whales waxay maalgashi xoogan ku sameeyeen, mashruucyada ku salaysan Web3 iyo Ai kuwaas oo gaaray malaayiin doolar; waxaa la saadaaliyayaa in ay sii kordhiyaan qiimaha iibsigooda.
๐ 6. ETFs & Maalgashiga Hayโadaha
- Shirkada Canary Capital waxay dirtay Codsi ETF ah oo u gaar ah NFTs tokens, kaas oo ah tallaabo ku cusub maaliyada sida ay SEC u aqbasho la arki doono, maadaama uu yahay ETF ku cusub maaliyada.
- Bangiga JPMorgan ayaa u ogalaaday macaamiishiisa fursad ay ku maalgashanayaan lacagaha
๐ 7. Teknolojiyadda Blockchain
- Xogaha on-chain, la helay waxay muujinaysaa sida Ai iyo Blockchain iskula falgalayaan ย tusaale mashruuca Alethea.ai
- Shirkada Tradeweb waxay iskaashi la gashay shirkadaha Goldman Sachs & BlackRock si ay u balaadhiso adeegyadooda ku saleysan blockchain
๐ ๐ค 8. Ai, Webโฏ3.0 & DeFi
- Warbixinno cusub ayaa muujinaya sida Ai-loogu adeegsanayo compliance, automation, iyo NFTโGA oo horumarsan, iyadoo lagu hoggaaminayo mashaariic sida Alethea.ai
- Waxaa kordhaya dooda ku saabsan โaqoonsi decentralizedโ sida Worldcoin ORB oo bixiya ID Caalami Digitaal ah iyadoo la adeegsanayo blockchain.
๐ผ๏ธ 9. NFTs-Non Fungible Tokens
- Iibka suuqa NFTs oo Kacay 9.3% gaar ahaan Ethereum market Nft waxaana soo gashay volume dhan $17.9M
- ALEX Lab waxaa lagu dhacay $8.3M, laakiin dadka waxaa loo celinayaa lacagtooda iyadoo USDC ah
- Daraasad la sii daayay dhowaan ayaa muujinaya in โwhalesโ ay saameyn weyn ku leyihiin qiimaha iyo volumeโka suuqyada NFTs.
Xigasho: blockchainreporter.net
halkaan ka baro Coursada Crypto


