Wararka Maanta ee Suuqa Kiribto 12-01-2026

Jacfar
By Jacfar

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.  

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain.

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $3.09 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 83.16 billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %59.1 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.91%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 23% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 41% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.
  • Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $82.10 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 8.483 billion.
  • Bitcoin (BTC) waa Coin-ka ugu qiimaha badan lacagaha Digital-ka ah e Crypto wuxuu joogaa qiimihiisa manta $90,680.21
  • Ethereum (ETH) waa coin-ka labaad ugu qiimaha lacagaha digital-ka wuxuna leeyahay Blockchain ugu awooda badan Crypto qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $3,114.89
  • Binance Coin (BNB)- waa coin ee leedahay shirkada Binance waxaa loo adeegsadaa bixinta adeegyada madasha qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $902.22
  • Rippe (XRP)- waa coin-ka ee leedahay shirkada Ripple loona adeegsado lacag dirida caalamiga ah xawaare are iyo qiimo jaban wuxuu qiimihiisa joogaa haatan $2.047.
  • Solana (SOL)- waa coin sumcad ku dhex leh lacagaha digitalka ah ee Crypto wuxuuna leeyahyay Blockchainta loogu adegsiga badan yahay Crypto qiimihiisa wuxuu manta joogaa $139.05.

️2.  Xeerarka & Sharciyada (Regulation)

- Advertisement -
  • Guddiga Dakhliga Gudaha ee Mareykanka (IRS) ayaa maanta soo saaray tilmaamo cusub oo ku saabsan canshuurta “DeFi Yields“, iyadoo la dhaqan-gelinayo in faa’iidada ka timaada Staking-ka la canshuuro kaliya marka lacagta la bixiyo.
  • Guddiga Basel ee kormeerka bangiyada ayaa soo jeediyay in bangiyada loo ogolaado inay 5% hantidooda ku keydsan karaan Stablecoins-ka la aqoonsan yahay, taasoo ah tallaabo weyn oo sharciyeed.

🏛️3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)

  • Saacadihii ugu horreeyay ee furitaanka suuqa maanta, Spot Bitcoin ETFs waxay diiwaangeliyeen qulqul lacageed oo dhan $180 Milyan, taasoo muujinaysa in hay’adaha ay weli “Bullish” yihiin.
  • Suuqyada ETFs ee Singapore iyo Japan ayaa maanta diiwaangeliyay ganacsi aad u sarreeya, gaar ahaan sanduuqyada diiradda saara Ethereum.

🪙4.  Coins-ka Cusub & Token-ada

  • AgentLayer (AGL): Token cusub oo loogu talagalay inuu noqdo “Lacagta AI Agents” ayaa maanta la soo saaray, waxaana durba taageeray mashaariicda waaweyn ee Fetch.ai iyo Ocean.
  • Sida horay loo sii sheegay, SkyArk Chronicles (SAC) ayaa maanta si rasmi ah lagu bilaabatay Binance, qiimahu wuxuu sameeyay 25x (2500% koror) daqiiqadihii ugu horreeyay.

🐋5.  Maalgashiga “Whales” (Whale Investments)

  • Binance waxay maanta u wareejisay 10,000 BTC ($940 Milyan) boorsooyinkeeda qabow (Cold Wallets), taasoo yareynaysa cabsida iibka

🏗️6. Mashaariicda Horumarka ku socdo ee Suuqa  (Developing Projects)

  • Elon Musk ayaa maanta si dadban u shaaciyay in nidaamka lacag-bixinta ee “X Payments” uu bilaabi doono tijaabada Dogecoin dhamaadka bishan.

️7. Tiknoolajiyadda Blockchain

- Pre Order -

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Madax-bannaani ★ Daah-furnaan ★ Musuq-maasuq Laa’aan. 🚀 Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

  • Kooxda horumarinta Ethereum ayaa maanta bilaabay tijaabada “Verkle Trees”, tiknoolajiyad cusub oo ka dhigaysa xogta shabakadda mid aad u yar (Lightweight) oo fudud in la keydiyo.
  • IBM waxay soo saartay nooc cusub oo Hyperledger Fabric ah oo gaar u ah Supply Chain-ka, kaasoo isticmaalaya “Zero-Knowledge Proofs” si loo ilaaliyo sirta ganacsiga.

🤖8. AI & Web 3.0

  • Sam Altman ayaa maanta xaqiijiyay in Worldcoin loo isticmaali doono aqoonsiga dadka isticmaala nooca cusub ee GPT-6 mustaqbalka.

🎨9. NFT & DeFi

  • Suuqa NFT ee Magic Eden ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay taariikhda soo saarista token-kooda “ME”, taasoo keentay in ganacsiga NFT ee Solana uu koco.

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.com….

Crypto Trading Mastery: From A to Z

A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategies…

Share This Article