Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchain, Defi, Cefi, NFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.
Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain
๐ 1. Xaaladda guud ee Suuqa
- Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $3.78 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 109.48 Billion.

Xigasho: Coin Gecko
- Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %57.2 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.93%
- Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 59% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
- Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 40% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.

Xigasho: Coinmarketcap
- Bitcoin (BTC) ayaa maanta hoos u dhacay, isagoo weli ku jira xadka $115 โ 110, waxuu hadda joogaa qiimihiisa $109,500.21
- Ethereum (ETH) waxa uu ku suganyahay xasillooni, qiimihiisuna wuxuu marayaa hadda $4,385.89
- Altcoins kale ee suuqa sida Solana (SOL), XRP, Ton, SUI, Tron, ADA iyo Doge waxay muujinayaan dhaqdhaqaaq hooseeya oo ka tarjumayso iibsasho yar.
- Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $168 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 71 billion.
๐ 2. Xeerar-ka & Siyaasada Suuqa
- Dowladda Mareykanka ayaa ka doodeysa sharci cusub oo ku saabsan CBDCs (Central Bank Digital Currency).
- Shirkadaha Crypto ee Yurub ayaa wajahaya xeerar cusub oo MiCA ah oo bilaabmaya 2025.
- Dowladda Hindiya ayaa qorsheyneysa inay canshuur adag ku soo rogaan ganacsiga crypto.
- Afrika, gaar ahaan Kenya iyo Nigeria, waxaa socda wada hadal lagu sharciyeynayo crypto.
- Dowladda Australia waxay bilaabeen la socod adag oo ku saabsan shirkadaha crypto exchanges.
๐ฐ 3. ETFs & Maalgashiga Hayโadaha (Institutional Investment)
- Bitcoin ETFs ee Maraykanka ayaa wali helaya maalgelin ballaaran inkastoo qiimaha BTC uu hoos u dhacay.
- BlackRock ETF waxuu helay maalgalin dhan 200M$ usbuuc gudihiis.
- Fidelity iyo Grayscale waxay bilaabeen olole cusub si ay u soo jiitaan maalgashadeyaal caalami ah.
- Dalalka Latin America waxay xiiso u muujiyeen in ay dhisaan crypto ETFs gudaha suuqooda.
- Goldman Sachs ayaa ku dhawaaqday inay xiiseynayso adeegyo crypto ETFs.
๐ 4. Dhaqdhaqaaqa (Whale Investments) ee sameeyo Suuqa
- Whale weyn ayaa ku daray maanta 10,000 BTC jeebkiisa kadib hoos u dhaca qiimaha.
- Whale Ethereum ah ayaa iibiyay ETH qiimo dhan $50M ah.
- Shirkadaha weyn ee Asiya waxay bilaabeen inay ku kordhiyaan kaydadkooda Bitcoin.
- Whale cusub ayaa suuqa USDT si weyn u isticmaalaaya si uu ugu bedesho BTC.
- Shabakadaha la socodka Whale-ka ayaa muujiyay dhaqdhaqaaq ballaaran oo ku saabsan SOL iyo ADA.
๐ 5. Mashaariicda Horumarka ku socdo ee Suuqa
- Starknet ayaa soo saartay update cusub oo xawaare sare leh.
- Shibarium (Shiba Inu blockchain) ayaa qaaday horumar weyn.
- Aptos ayaa ku dhawaaqday iskaashi AI la xiriira.
- TON Network ayaa kordhiyay isticmaaleyaal badan kadib isdhexgal Telegram.
- Cardano (ADA) ayaa bilaabay mashruuc cusub oo Web3 waxbarasho ah.
๐ 6. Tignoolajiyada Blockchain
- Ethereum L2s sida Arbitrum iyo Optimism ayaa sare u kacay isticmaalka.
- Polygon waxay ku dhawaaqday horumar ku saabsan zkEVM.
- Bitcoin Lightning Network ayaa gaadhay heer cusub oo xawaare iyo isticmaal ah.
- Cosmos ayaa isku xiraya blockchains badan iyada oo loo marayo IBC.
- Chainlink ayaa xoojisay adeegyada Oracle si ay u taageeraan DeFi.
๐ค 7. AI & Web 3.0
- Shirkado badan ayaa isku daraya AI iyo Web3 si loo abuuro mashruucyo cusub
- SingularityNET iyo Fetch.ai ayaa bilaabay iskaashi cusub.
- Microsoft ayaa xiiso u muujisay mashruucyo Web3 oo ku dhisan AI.
- Web3 wallets cusub ayaa bilaabay adeegyo caqli leh (smart assistants).
- DAOs ayaa adeegsanaya AI si ay u sameeyaan goโaano ku saleysan xog.
๐ผ๏ธ 8. NFT & DeFi
- NFT suuqaya ayaa mar kale kor u kacay iyadoo OpenSea iyo Blur ay kordhiyeen iibka.
- DeFi protocols sida Aave iyo Compound waxay ku soo kordhiyeen adeegyo cusub.
- Binance NFT marketplace ayaa ku daray ciyaaro cusub oo Play-to-Earn ah.
- NFT-yada ku saleysan ciyaaraha kubadda cagta ayaa noqday kuwo si weyn loo iibsado.
- Stablecoin-ka cusub ee DeFi ayaa helaya maalgelin ka badan $100M.
Halkaan ka baro coursada Crypto