Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchain, Defi, Cefi, NFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.
Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain
📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa
- Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $4.04 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 149.43 Billion.

- Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %57.2 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.8%
- Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 68% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
- Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 50% taasoo ka dhigan inay uu yahay Mid dhexe.

- Bitcoin (BTC) ayaa maanta hoos u dhacay, isagoo weli ku jira xadka $115 – 110, waxuu hadda joogaa qiimihiisa $115, 846.58
- Ethereum (ETH) waxa uu ku suganyahay xasillooni, qiimihiisuna wuxuu marayaa hadda $4,608.89
- Altcoins kale ee suuqa sida Solana (SOL), XRP, Ton, SUI, Tron, ADA iyo Doge waxay muujinayaan dhaqdhaqaaq sare oo ka tarjumayso iibsasho wayn.
- Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $122 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 13 billion.
📜 2. Xeerar-ka & Siyaasada Suuqa
- Dowladda Japan waxay ka shaqaynaysaa sharciyo cusub oo loogu fududeynayo bangiyada inay maalgashiyo ku sameeyaan crypto.
- SEC wali waxay dib u dhigaysa go’aamada la xiriira qaar ka mid ah ETF-yada Ethereum.
- India waxay ku dhawaaqday inay sii kordhin doonto canshuuraha la xiriira crypto trading.
- Dubai DIFC waxay bilaabeen nidaam cusub oo taageeraya shirkadaha fintech iyo crypto.
💰 3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)
- BlackRock ETF-yadayda waxaa soo gashay maalgalin dhan $1.2 bilyan todobaadkan.
- Dalal badan oo Yurub ah ayaa u diyaar garoobaya in ay sameeyaan crypto ETFs gudaha maxalliga.
- JPMorgan waxay sheegtay in maalgelinta crypto ay noqonayso mid ka mid ah istaraatiijiyadda ugu weyn ee sanadaha soo socda.
- Codsiyo cusub oo ETFs ah oo lagu xiriirinayo altcoins sida (Dogecoin, Polkadot, Hedera iwm) ayaa wali sugaya oggolaansho.
🆕💰 4. Coins- ka Cusub ee Suuqa la filaayo in la keeno
- AlphaPepe (ALPE) Token Cusb, Qiimaha Presale: hadda ~$0.001 ilaa $0.002 token-kiiba “waxaa la filayaa in qiimaha uu kor u kaco marka suqyada la keeno”
- Layer Brett (LBRETT) Qiimaha Presale: qiyaastii $0.0055 token-kiiba “waxuu ku jraa marxalad hore oo presale ah”
- Ozak AI (OZ), Qiimaha Presale: $0.022 token-kiiba (waxuu ku jiraa Phase 5 ee marxalada presale), waa token isku xeraayo AI + Web3.
- Remittix (RTX), Qiimaha Presale: qiyaastii $0.037 token-kiiba,waa Mashruuc PayFi (Payments + DeFi).
- Stablecoin cusub oo ku xiran Dirham (AED) ayaahadda tijaabo ku socoto waxaana ka dambeyso UAE -Imaaraatka.
🐋 5. Dhaqdhaqaaqa (Whale Investments) ee saameeyo Suuqa
- Whale ay u kaydsaneed ~137 BTC ayaa markii ugu horreysay tan iyo 13 sano, sameeyay taas oo calaamad weyn u ah dhaqdhaqaaq suuqeed.
- Whale ayaa iibsaday 12 xabo Coin-ka BTC hal wareeg
- Waxaa la arkay dhaqdhaqaaq weyn oo la xariiro Ripple Coin-ka (XRP), iyadoo whale uu wareejiyay $150M.
- Solana whales ayaa bilaabay inay ku wareejiyaan lacagaha Sol u kaydsan CEX iyo DEX.
- Shirkado waaweyn oo VC ah ayaa ku daray lacago badan oo ku saabsan AI+Blockchain mashruucyo.
🚀 6. Mashaariicda Horumarka ku socdo ee Suuqa
- Polygon waxay soo bandhigtay update cusub oo Layer-2 ah.
- Chainlink waxay kordhisay isticmaalka Cross-chain bridges.
- TON Network waxay heshay taageero weyn ay u fidisay Telegram ah.
- Horumarinta kaabayaasha sida oracles iyo indexers ayaa sii kordheysa iyadoo maalgelin cusub la helayo.
🔗 7. Tignoolajiyada Blockchain
- Bitcoin Lightning Network waxaa lagu daray apps cusub oo lacag bixin ah
- Ethereum L2 (Arbitrum & Optimism) isticmaal ayaa si weyn u kordhay.
- Algorand waxay hirgelisay casriyeyn xawaare leh sabakadeeda
🤖 8. AI & Web 3.0
- Mashruucyada isku xera AI + crypto, Sida Bittensor, Fetch.ai, Render waxay diiradda saarayaan tababarka model-yada Ai iyo suuqayada GPU-yada qaab decentralized ah
- Shirkado ka shaqeeyo AI ayaa bilaabay inay iskaashi la sameeyaan protocols blockchain si loo sugo xogta iyo Tayada Ai
- Waxaa la filayaa in la abuuro funds iyo indexes gaar ah oo AI & Web3 ah, taasoo ay maalgeliyeyaashu xiiseynayaan.
🖼️ 9. NFT & DeFi
- Suuqa NFT-ga ayaa hoos u dhacay mantaiyadoo Collateral NFTs qiimi hoose lagu kala iibsanaayo.
- Qiimaha guud ee ku xiran DeFi (TVL) wuxuu ku xiran yahay heerka suuqyada iyo dulsaarka.
- Hay’adaha sharciyeynta waxay si gaar ah u eegayaan DeFi, gaar ahaan kuwa bixiya adeegyo amaahda u dho.
Halkaan ka baro coursada Crypto