Skip to content Skip to sidebar Skip to footer

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $4.1 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 212.87 Billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %57.9 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.91%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 71% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay marayso meel sare.
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 51% taasoo ka dhigan meel dhexe.
  • Bitcoin (BTC) ayaa maanta hoos u dhacay, isagoo weli ku jira xadka $115 – 110, waxuu hadda joogaa qiimihiisa $117,309.21
  • Ethereum (ETH) waxa uu ku suganyahay xasillooni, qiimihiisuna wuxuu marayaa hadda $4,583.89
  • Altcoins kale ee suuqa sida Solana (SOL), XRP, Ton, SUI, Tron, ADA iyo Doge waxay muujinayaan dhaqdhaqaaq xoogan taasoo ka tarjumayso iibsasho wayn.
  • Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $176 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 35 billion.

📜 2. Xeerar-ka & Siyaasada Suuqa

  • Dowladda South Korea waxay ku dhawaaqday qorshe adag oo lagu ilaalinayo maalgashadayaasha crypto, ay wadankeeda.
  • SEC Maraykanka ayaa weli dib u dhigtay oggolaanshaha ETF cusub oo ku saleysan Ethereum Futures.
  • India waxay sii adkaynaysaa canshuuraha ku saabsan crypto.
  • EU waxay ku talinaysaa in la sameeyo sharci mideysan oo khuseeya stablecoins.

💰 3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)

  • BlackRock ETF Bitcoin ayaa weli ah midka ugu xoogan suuqa maalgashiga.
  • Fidelity ayaa sheegtay in xiisaha macaamiisha ee crypto ETFs uu kordhay 25%.
  • Hong Kong waxay tijaabineysaa ETF cusub oo isku daraya Bitcoin iyo Ethereum.
  • Qaar ka mid ah bangiyada Yurub ayaa bilaabay in ay u adeegaan macaamiisha institutional ee doonaya crypto ETFs.

🆕💰 4. Coins- ka Cusub ee Suuqa la filaayo in la keeno

  • “XAI Protocol” ayaa maanta la keenay suuqayada iyada oo loo arko mashruuc AI ku dhisan blockchain.
  • “MetaPlay Token” waa Token cusub waxaana loo adeegsada Metaverse iyo ciyaaraha.
  • Token cusub oo la yiraahdo “HalalPay” ayaa lagu dhawaaqay si loogu adeegto lacag-bixinta shareecada waafaqsan.
  • Stablecoin cusub oo loogu talagalay Afrika ayaa lagu dhawaaqay, si looga caawiyo lacag-bixinta cross-border wadamada Afrikaan-ka.

🐋 5. Dhaqdhaqaaqa (Whale Investments) ee saameeyo Suuqa

  • Whale weyn ayaa iibiyay in ka badan $250M Bitcoin isagoo suuqii gilgilay.
  • Ethereum whale ayaa ku daray $50M ETH wallet cusub.
  • Whale kale ayaa si lama filaan ah ugu wareejiyay $100M USDT Binance.

🚀 6. Mashaariicda Horumarka ku socdo ee Suuqa

  • Chainlink ayaa ku dhawaaqday horumar cusub oo ku saabsan oracles.
  • Polygon waxa uu bilaabay tijaabooyin cusub oo scalability ah.
  • Solana ayaa soo bandhigtay qorshe lagu kordhinayo amniga network-keeda.

🔗 7. Tignoolajiyada Blockchain

  • Bitcoin Lightning Network waxuu helay isticmaal cusub oo ku saabsan xawilaadaha.
  • Ethereum developers waxay sii wadaya diyaarinta “Danksharding.”
  • Shirkado badan ayaa blockchain uga faa’iideysanaya ganacsiga.
  • CBDC waxay isticmaaleysaa blockchain testnet-yo ah.

🤖 8. AI & Web 3.0

  • AI waxaa lagu daray crypto trading bots oo awood cusub leh.
  • Web3 wallets ayaa bilaabay isku dhafka AI assistant.
  • Shirkado cusub ayaa dhisaya AI ku shaqeeya Metaverse.
  • Isku darka AI iyo Blockchain waxuu noqday mowduuc weyn suuqa.

🖼️ 9. NFT & DeFi

  • Suuqa NFT ayaa dib u kac sameeyay gaar ahaa ciyaaraha iyo music-ka NFTS-yada.
  • OpenSea ayaa soo kordhisay features cusub oo amniga la xiriira.
  • DeFi lending ayaa gaadhay heerar sare oo isticmaal.
  • NFT cusub oo la xidhiidha ciyaaraha kubadda cagta ayaa soo baxay.
  • Shirkado waaweyn ayaa xiiseynaya DeFi staking.

Halkaan ka baro coursada Crypto

https://gellebashir.com/courses/barashada-cryptocurrency-somali-cryptocurrency-coursecrypto-bilaw-ilaa-dhamaad-afsomali-cryptocurrency-course/

Leave a comment