Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchain, Defi, Cefi, NFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.
Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain
📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa
- Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $2.86 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 198.09 billion.

- Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %58.4 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 42.91%

- Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 27% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso

- Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 10% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.

- Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $156.10 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 20.061 billion.
- Bitcoin (BTC) waa Coin-ka ugu qiimaha badan lacagaha Digital-ka ah e Crypto wuxuu joogaa qiimihiisa manta $83,160.21
- Ethereum (ETH) waa coin-ka labaad ugu qiimaha lacagaha digital-ka wuxuna leeyahay Blockchain ugu awooda badan Crypto qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $2,709.89
- Binance Coin (BNB)- waa coin ee leedahay shirkada Binance waxaa loo adeegsadaa bixinta adeegyada madasha qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $816.00
- Rippe (XRP)- waa coin-ka ee leedahay shirkada Ripple loona adeegsado lacag dirida caalamiga ah xawaare are iyo qiimo jaban wuxuu qiimihiisa joogaa haatan $1.90
- Solana (SOL)- waa coin sumcad ku dhex leh lacagaha digitalka ah ee Crypto wuxuuna leeyahyay Blockchainta loogu adegsiga badan yahay Crypto qiimihiisa wuxuu manta joogaa $125.89.
📜 2. Xeerar-ka & Siyaasada Suuqa
- Maraykanka wuxuu kordhiyay sharciyada lagu xakameynayo crypto scams.
- UK FCA waxay ku dartay shirkado cusub liiska la oggolaaday.
- Japan waxay fududeysay shuruudaha Web3 startups.
- EU MiCA waxay diyaarinaysaa marxaladda labaad oo sharciyo cusub ah.
- Australia waxay soo saartay digniin ku saabsan fake crypto Exchanges.
💰 3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)
- Bitcoin ETFs wali waxay helayaan maalgelin joogto ah.
- ETFs-ka Ethereum waxay muujinayaan koror dakhli yar ah.
- BlackRock waxay kordhisay holdings-ka BTC.
- Fidelity waxay ku dartay BTC exposure adeegyada macaamiisha cusub.
- Qaar ka mid ah ETFs-ka Canada waxay kordhiyeen inflow-ga 2 maalmood ee ugu dambeeyay.
🆕💰 4. Coins- ka Cusub ee Suuqa la filaayo in la keeno
- IONIX Chain (IONX) — mashruuc cusub Blockchain AI + Layer-1, TPS sare.
- Maxi Doge (MAXI) — Meme coin “gym bro / doge” leh leverage iyo xiiso maalgashi.
- Pepenode (PEPENODE) — Token loo adeegsanaayo ciyaaro iyo mine-to-earn oo leh simulator mining.
- Blazpay (BLAZ) — Token leh utility AI iyo cross-chain, presale-kiisii 4-aad wuu socdaa.
- Best Wallet (BEST) — Token-ka boorsada Web3: kaydin, swap, staking, iyo adeegyo kale.
- SUBBD (SUBBD) — ashruuc Platform content AI, token-ka SUBBD wuxuu bixiyaa APY 20% presale-ka.
🐋 5. Dhaqdhaqaaqa (Whale Investments) ee saameeyo Suuqa
- Whale-ku waxay iibsadeen maanta BTC qadar aad u badan.
- ETH whales waxay kordhiyeen staking deposits.
- Wallet weyn ayaa helay 12M USDT, saf ugu jira iibsiga altcoins.
- Shabakadda Solana whale activity ayaa kor u kacay.
- Whale BTC u maalgashanaa ayaa bilaalbay transaction 8 sano kadib – waxay saamayn kartaa arintaan suuqa.
🚀 6. Mashaariicda Horumarka ku socdo ee Suuqa
- Solana ecosystem waxay soo ku kordhisay 4 mashruuc oo cusub.
- Layer 2 networks sida Base iyo Blast waxay bilaabeen activity cusub.
- DEX cusub oo AI-integrated ah ayaa soo kordhaya.
- Web3 gaming project cusub ayaa funding helay maanta.
- Project-yada privacy-ka ayaa helaya xiiso cusub (zk-tech).
🔗 7. Tignoolajiyada Blockchain
- ZK-rollups horumar cusub ayaa la shaaciyay.
- Chainlink waxay cusboonaysiisay Cross-Chain Protocol-keeda.
- Ethereum devs waxay sii wadaan shaqada Cancun-Deneb.
- Bitcoin L2s horumarka ay sameeyeen wuu kordhay.
- Shirka Blockchains-ka ISO20022 u diyaargarowgiisa wuu socdaa.
🤖 8. AI & 🌐 Web 3.0
- AI blockchain projects waxay kordhiyeen funding.
- Web3 identity tools cusub ayaa la bilaabay.
- AI agents-ka crypto trading wu sii kordhay.
- Shirkado AI ah ayaa isticmaalaya blockchain audit trails.
- Metaverse tools cusub oo Web3 ah ayaa la shaaciyay.
🎨 9. NFT & 💸 DeFi
- NFT sales wuu kordhay maanta.
- DEX-yada TVL-kooda hoos u dhac yar.
- Borrowing platforms waxay kordhiyeen APY promotions.
- NFT collections cusub ayaa la bilaabay.
- Yield farming-ka projects cusub ayaa soo ifbaxaya.


