Skip to content Skip to sidebar Skip to footer

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $3.80 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 160.81 billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %59.1 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.91%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 25% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 36% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.
  • Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $100.10 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 12 billion.

Xaalada 10-ka Coin ee ugu sareeyo suuqa

  1. Bitcoin (BTC) waa Coin-ka ugu qiimaha badan lacagaha Digital-ka ah e Crypto wuxuu joogaa qiimihiisa manta $113,670.21
  2. Ethereum (ETH) waa coin-ka labaad ugu qiimaha lacagaha digital-ka wuxuna leeyahay Blockchain ugu awooda badan Crypto qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $4,76.89
  3. Tether (USDT): waa stable coin-ka isku xero Fait iyo Cryptocurrency isma badeo qiimihiisa waa $1.
  4. Binance Coin (BNB)- waa coin ee leedahay shirkada Binance waxaa loo adeegsadaa bixinta adeegyada madasha qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $1130.10
  5. Rippe (XRP)- waa coin-ka ee leedahay shirkada Ripple loona adeegsado lacag dirida caalamiga ah xawaare are iyo qiimo jaban wuxuu qiimihiisa joogaa haatan $2.63
  6. Solana (SOL)- waa coin sumcad ku dhex leh lacagaha digitalka ah ee Crypto wuxuuna leeyahyay Blockchainta loogu adegsiga badan yahay Crypto qiimihiisa wuxuu manta joogaa $198.91.
  7. Circle (USDC)- waa stable coinka labaad ee ugu qiimaha badan crypto waxaa ka dambayso shirkada Circe isma baddelo qiimihisa waa $1.
  8. Doge-coin (DOGE)- waa memeo-coinka ugu caansan Crypto laguna sameeyo maalgashiga ugu badan waxuu haatan marayaa qiimihiisa $0.2004.
  9. Tron (TRX)- waa coin-ka ku dhisan Blockchian-ta ugu xawaaraha badan Crypto waxuu qiimihiisa joogaa manta $0.30
  10. Cardano (ADA)- waa coin qiimo leh laguna sameeyo maalgashi badan waxuu ku disan yahay Blockchain sumcad ku dhex leh Kiribto qiimihiisa wuxuu maanta joogaa $0.67

📜 2. Xeerar-ka & Siyaasada Suuqa

  • Dalal badan waxay diiradda saaraya xakameynta stablecoins si loo hubiyo amniga hanaanka maaliyadeed.
  • Bangiyada waa weyn ayaa la faray in ay taxaddar muujiyaan marka ay la macaamilayaan crypto.
  • Hay’adaha maaliyadeed qaarkood waxay ka digayaan khataraha isticmaalka crypto ee aan nidaamsaneyn.

💰 3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)

  • Bangiga JPMorgan wuxuu sheegay in uu diyaar u yahay inuu u oggolaado isticmaalka “Bitcoin iyo Ethereum”.
  • Maalgashadayaasha waaweyn waxay si sii kordhayaan daneynata crypto ETFs halkii ay si toos ah u iibsan lahaayeen coins.
  • Suuqa ETFs-ka crypto-ga ayaa aad u firfircoon, iyadoo maalgelinno cusub la sameeyay toddobaadkan.
  •  ETFs-ka Spot Bitcoin ETFs ayaa lasoo sheegay in toddobaadkii lagu maalgaliyay hanti dhan ~$446 milyan, taasoo muujinaysa kalsooni dheeraad ah..
  • ETFs-ka Spot Ethereum ETFs wuxuu helay maalgalin xoogan — toddobaadkii la soo dhaafay waxaa ka laga saaray ~$243.9 milyan

🆕💰 4. Coins- ka Cusub ee Suuqa la filaayo in la keeno

  • EVAA Protocol (EVAA) — token ku saabsan amaahda iyo deymaha ku dhisan shabakadda TON.
  • Bitcoin Hyper (HYPER) — token presale oo ku dhisan Solana, ujeeddadiisu waa in uu noqdo Layer-2 horumarsan oo Bitcoin ah.
  • AlphaPepe (ALPE) — meme-token cusub oo ku yaal BNB Chain, leh utility iyo presale firfircoon.

🐋 5. Dhaqdhaqaaqa (Whale Investments) ee saameeyo Suuqa

  • Whales-ka (maalgashadayaasha waaweyn) waxay sameynayaan xeelad taxaddar leh, waxayna joojiyeen iibsasho ballaaran.
  • Dhaqdhaqaaqa whales-ka ayaa si toos ah ugu xiran falalka hay’adaha waaweyn ee maaliyadeed.
  • Hoos-u-dhicii suuqa wuxuu muujiyay in whales-ku ay door weyn ka ciyaaraan xasilloonida DeFi.

🚀 6. Mashaariicda Horumarka ku socdo ee Suuqa

  • Mashruucyada Web3, GameFi, iyo AI-Blockchain ayaa sii ballaarinaya u kobcaya.
  • Mashruucyada cusub waxay xoogga saarayaan interoperability — isku xirka blockchains kala duwan.
  • Mashruucyo cusub ayaa la filayaa in ay suuqyada yimaadaan bisha soo socota.

🔗 7. Tignoolajiyada Blockchain

  • Blockchain bridges waxay noqotay wax aaad loo adeegsado waxayna fududeysa wareejinta hanti Crypto kala duwan.
    • Qalabka horumarinta sida APIs iyo SDKs ayaa si weyn loo cusbooneysiiyay si loo fududeeyo sameynta app-yo blockchain ah.

🤖 8. AI & Web 3.0

  • Isku dhafka AI iyo Web3 ayaa noqday mid la dareemayo, iyadoo sirdoonka macmalka ah loo adeegsanayo go’aan qaadashada blockchain-ka.
  • Wallets-ka Web3.) ah waxay soo kordhiyeen astaamo cusub sida digniino (Alerts)
  • Waxaa soo baxaya suuqyo cusub oo “AI decentralized” ah halkaas oo dadka ay xogtooda ku iibin karaan crypto.

9. NFT & DeFi

  • DeFi-ga ayaa sare u kacay adeegsiogiisa xitaa markii suuqa hoos u dhacay, taasoo muujineysa in nidaamka uu xoog yeeshay.
  • Madalo cusub oo NFT ah ayaa soo bandhigaya nidaamyo membership iyo ciyaaro si loo kordhiyo xiisaha isticmaalayaasha.

Halkaan ka baro coursada Crypto

Leave a comment