Wararka Maanta ee Suuqa Kiribto 11-04-2026

Jacfar
By Jacfar

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.  

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain.

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $2.46 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 78.13 billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %59.1 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.91%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 23% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 49% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.
  • Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $82.10 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 8.48 billion.
  • Bitcoin (BTC) waa Coin-ka ugu qiimaha badan lacagaha Digital-ka ah e Crypto wuxuu joogaa qiimihiisa manta $72,585.21
  • Ethereum (ETH) waa coin-ka labaad ugu qiimaha lacagaha digital-ka wuxuna leeyahay Blockchain ugu awooda badan Crypto qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $2,242.89
  • Binance Coin (BNB)- waa coin ee leedahay shirkada Binance waxaa loo adeegsadaa bixinta adeegyada madasha qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $604.14
  • Solana (SOL)- waa coin sumcad ku dhex leh lacagaha digitalka ah ee Crypto wuxuuna leeyahyay Blockchainta loogu adegsiga badan yahay Crypto qiimihiisa wuxuu manta joogaa $84.82.
  • Rippe (XRP)- waa coin-ka ee leedahay shirkada Ripple loona adeegsado lacag dirida caalamiga ah xawaare are iyo qiimo jaban wuxuu qiimihiisa joogaa haatan $1.34.

️2.  Xeerarka & Sharciyada (Regulation)

  • Markii la gaaray heshiiska nabadda, Bangiga Dhexe ee Pakistan (SBP) ayaa saaka ku dhawaaqay inuu si kumeel-gaar ah u laalay xayiraaddii saarnayd ganacsiga Crypto.
  • Waaxda Maaliyadda Maraykanka ayaa soo saartay hanaan cusub oo (Fast-track) ah, kaas oo u oggolaanaya hay’adaha NGO-yada inay isticmaalaan Stablecoins (sida USDC iyo USDT) si ay gargaar u diraan.

🏛️3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)

  • Sanduuqyada hantida dowladaha Aasiya ayaa si xawli ah u iibsanaya Bitcoin ETF-yada, iyagoo u arka hanti badbaado leh oo ka caagan saamaynta dagaallada silsiladda ah ee dhawaan istaagay.
  • Bangiyo waaweyn oo ku yaal Bariga Dhexe iyo Aasiya ayaa maanta codsaday shatiyo ay macaamiishooda ugu soo bandhigayaan adeegyada kaydinta Crypto si loola tacaalo qulqulka lacagaha ee soo socda.
  • Shirkadaha maaliyadda ayaa qorshaynaya in ay abuuraan “Rebuild ETFs” oo isku daraya Crypto iyo saamiyada shirkadaha kaabayaasha dhaqaalaha.

🪙4.  Coins-ka Cusub & Token-ada

  • Waxaa la soo saaray tijaabadii ugu horraysay ee Stablecoin ku xiran lacagta Rupee-ga Pakistan (PKR) si loo yareeyo sicir-bararka ka dhashay dagaalka.

🐋5.  Maalgashiga “Whales” (Whale Investments)

  • Nibiriyada (Whales) ayaa hantidooda kala soo saaraya jeebadaha qarsoon (Hardware wallets) waxayna geynayaan xarumaha sarrifka waaweyn ee Binance iyo OKX si ay uga ganacsadaan.
  • In yar oo ka mid ah Whales-kii Bitcoin iibsaday xilligii cabsida ugu xumayd ee dagaalka ayaa maanta qayb ka mid ah faa’iidadooda qaatay.

️6. Tiknoolajiyadda Blockchain

  • Shirkadaha macdanta horay dalka Pakistan uga guuray xilligii dagaalka ayaa bilaabay qorshayaal ay dib ugu soo laabanayaan iyagoo isticmaalaya awoodda biyaha iyo tamarta qorraxda.

🤖7. AI & Web 3.0

- Available -

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Madax-bannaani ★ Daah-furnaan ★ Musuq-maasuq Laa’aan. 🚀 Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

$16.99 - $22.99Get It Now
  • Ai iyo Blockchain-ka ayaa la isku daray si loo xaqiijiyo xogta.

🚨 8. Amniga

  • Weeraradii sirdoonka internet-ka ee u dhexeeyay dowladihii is-hayay ayaa si weyn hoos ugu dhacay heshiisyada nabadda kadib.

Ogaysiis

Sida aad wada ogtihiin waa yimaadday buuggeennii Kiribto, Kacdoonka Qarniga 21aad, haddaba waxaad ka dalban kartaa website-keenna adiga oo raacaya lifaaqan: https://gellecrypto.com/shop/crypto/kiribto-kacdoonka-qarniga-21-aad/Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.  

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain.

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $3.80 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 160.81 billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %59.1 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.91%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 23% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 36% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.
  • Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $82.10 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 8.48 billion.
  • Bitcoin (BTC) waa Coin-ka ugu qiimaha badan lacagaha Digital-ka ah e Crypto wuxuu joogaa qiimihiisa manta $86,585.21
  • Ethereum (ETH) waa coin-ka labaad ugu qiimaha lacagaha digital-ka wuxuna leeyahay Blockchain ugu awooda badan Crypto qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $2,834.89
  • Binance Coin (BNB)- waa coin ee leedahay shirkada Binance waxaa loo adeegsadaa bixinta adeegyada madasha qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $847.14
  • Solana (SOL)- waa coin sumcad ku dhex leh lacagaha digitalka ah ee Crypto wuxuuna leeyahyay Blockchainta loogu adegsiga badan yahay Crypto qiimihiisa wuxuu manta joogaa $130.82.
  • Rippe (XRP)- waa coin-ka ee leedahay shirkada Ripple loona adeegsado lacag dirida caalamiga ah xawaare are iyo qiimo jaban wuxuu qiimihiisa joogaa haatan $2.03.

️2.  Xeerarka & Sharciyada (Regulation)

  • Markii la gaaray heshiiska nabadda, Bangiga Dhexe ee Pakistan (SBP) ayaa saaka ku dhawaaqay inuu si kumeel-gaar ah u laalay xayiraaddii saarnayd ganacsiga Crypto.
  • Waaxda Maaliyadda Maraykanka ayaa soo saartay hanaan cusub oo (Fast-track) ah, kaas oo u oggolaanaya hay’adaha NGO-yada inay isticmaalaan Stablecoins (sida USDC iyo USDT) si ay gargaar u diraan.

🏛️3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)

  • Sanduuqyada hantida dowladaha Aasiya ayaa si xawli ah u iibsanaya Bitcoin ETF-yada, iyagoo u arka hanti badbaado leh oo ka caagan saamaynta dagaallada silsiladda ah ee dhawaan istaagay.
  • Bangiyo waaweyn oo ku yaal Bariga Dhexe iyo Aasiya ayaa maanta codsaday shatiyo ay macaamiishooda ugu soo bandhigayaan adeegyada kaydinta Crypto si loola tacaalo qulqulka lacagaha ee soo socda.
  • Shirkadaha maaliyadda ayaa qorshaynaya in ay abuuraan “Rebuild ETFs” oo isku daraya Crypto iyo saamiyada shirkadaha kaabayaasha dhaqaalaha.

🪙4.  Coins-ka Cusub & Token-ada

  • Waxaa la soo saaray tijaabadii ugu horraysay ee Stablecoin ku xiran lacagta Rupee-ga Pakistan (PKR) si loo yareeyo sicir-bararka ka dhashay dagaalka.

🐋5.  Maalgashiga “Whales” (Whale Investments)

  • Nibiriyada (Whales) ayaa hantidooda kala soo saaraya jeebadaha qarsoon (Hardware wallets) waxayna geynayaan xarumaha sarrifka waaweyn ee Binance iyo OKX si ay uga ganacsadaan.
  • In yar oo ka mid ah Whales-kii Bitcoin iibsaday xilligii cabsida ugu xumayd ee dagaalka ayaa maanta qayb ka mid ah faa’iidadooda qaatay.

️6. Tiknoolajiyadda Blockchain

  • Shirkadaha macdanta horay dalka Pakistan uga guuray xilligii dagaalka ayaa bilaabay qorshayaal ay dib ugu soo laabanayaan iyagoo isticmaalaya awoodda biyaha iyo tamarta qorraxda.

🤖7. AI & Web 3.0

  • Ai iyo Blockchain-ka ayaa la isku daray si loo xaqiijiyo xogta.

🚨 8. Amniga

  • Weeraradii sirdoonka internet-ka ee u dhexeeyay dowladihii is-hayay ayaa si weyn hoos ugu dhacay heshiisyada nabadda kadib.

Ogaysiis

Sida aad wada ogtihiin waa yimaadday buuggeennii Kiribto, Kacdoonka Qarniga 21aad, haddaba waxaad ka dalban kartaa website-keenna adiga oo raacaya lifaaqan: https://gellecrypto.com/shop/crypto/kiribto-kacdoonka-qarniga-21-aad/

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.com….

Crypto Trading Mastery: From A to Z

A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategies…

Share This Article