Skip to content Skip to sidebar Skip to footer

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $3.74 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 146.55 Billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %57.9 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.91%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 52% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 41% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.
  • Bitcoin (BTC)  wuxuu qiimihiisa ku soo laabtay maanta 110,379.21
  • Ethereum (ETH) waxa uu ku suganyahay xasillooni, qiimihiisuna wuxuu marayaa hadda $3,838.9
  • Altcoins kale ee suuqa sida Solana (SOL), XRP, Ton, SUI, Tron, ADA iyo Doge waxay muujinayaan dhaqdhaqaaq dhexe oo ka tarjumayso iibsasho hoose.
  • Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $129.68 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 18 billion.

📜 2. Xeerar-ka & Siyaasada Suuqa

  • Dowladda Japan ayaa ku dhawaaqday qorshe cusub oo lagu fududeynayo rukhsadda shirkadaha soo saaro projects Web3.
  • Maraykanka SECWwaxay dib u eegeysa dalabyo badan oo ETF ah oo la filayo in la ansixiyo bisha November.
  • Midowga Yurub wuxuu bilaabay hirgelinta xeerka MiCA si rasmi ah, dhamaan waddamadavku midaysan EU.
  •  Hindiya waxay tijaabinaysaa nidaam canshuur celin ah oo gaar ah loogu talagalay crypto exchanges.
  • Dowladda UK waxay qorsheyneysa in ay sii adkeyso xeerarka ka dhanka ah crypto scams.

💰 3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)

  • BlackRock iyo Fidelity waxay xaqiijiyeen in dalabkooda Bitcoin ETFs-ka cusub uu wali ku jiro marxalad ansixin.
  • Galaxy Digital ayaa soo saartay warbixin muujineysa in maalgashadayaasha hay’adeed ay dib ugu soo laabanayaan crypto.
  • Warbixin cusub ayaa sheegaysa in 20% bangiyada waaweyn ee Mareykanka ay tijaabinayaan adeegyada crypto custody.

🆕💰 4. Coins- ka Cusub ee Suuqa la filaayo in la keeno

  • ePowerX (EPWX) — token cusub oo ka shaqeeya isku-xerka blockchain Kala duwan.
  • MetaAI (METAI) — mashruuc isku daraya AI iyo Web3
  •  Roxonn (ROXN) — token ku dhisan XDC Network, wuxuu bixinayaa furdad hoose oo Buy ah
  • SportiumX (SPX) — token ka shaqeeyo ciyaaraha iyo NFTs ku dhisan Blockchain.

🐋 5. Dhaqdhaqaaqa (Whale Investments) ee saameeyo Suuqa

  • Whales” ayaa maanta iibsaday in ka badan 18,000 BTC oo lagu qiimeeyay $1.2 bilyan.
  • Ethereum whales waxay wareejiyeen ETH qiimihiisu dhan yahay $400 milyan wallets gaarka ah.
  •  XRP whales ayaa kordhiyay iibsigooda iyadoo la filayo in qiimuhu kordho.

🚀 6. Mashaariicda Horumarka ku socdo ee Suuqa

  • Chainlink ayaa soo saaray nooc cusub oo “Cross-Chain Interoperability Protocol.”
  • Cardano waxay soo bandhigtay tijaabo cusub oo “Hydra scalability solution.”
  • Binance Labs waxay maalgelisay afar mashruuc Web3 ah oo cusub.

🔗 7. Tignoolajiyada Blockchain

  • IBM iyo Microsoft ayaa isku dayaya inay abuuraan nidaam blockchain cusub oo dawladeed.
  • Solana Labs waxay ku shaqeynayaan nidaam cusub oo AI ku dhex dhisan blockchain-kooda.
  • Ethereum Foundation waxaFwaxashaqaynayaan hagaajinta “Layer 2 finality speed.”

🤖 8. AI & Web 3.0

  • OpenAI iyo Anthropic ayaa bilaabay tijaabooyin lagu xoojinayo amniga Web3.
  •  Fetch.ai waxay ku dhawaaqday iskaashi cusub oo AI & blockchain ah.
  • Ocean Protocol waxay kordhisay adeegyada xogta AI.

🖼️ 9. NFT & DeFi

  • Suuqa NFT-ga ee Blur  ayaa kordhisay isticmaalka 15% madasha.
  • Uniswap ayaa soo bandhigtay feature cusub oo loogu talagalay liquidity providers.
  • PancakeSwap waxay bilaabay barnaamij cusub oo “staking rewards.”
  • Aave ayaa tijaabinaysa nidaam cusub oo deyn-bixineed AI ku shaqeynaya.

https://gellebashir.com/courses/barashada-cryptocurrency-somali-cryptocurrency-coursecrypto-bilaw-ilaa-dhamaad-afsomali-cryptocurrency-course

Leave a comment