Bitcoin: Mustaqbalka Lacagaha Digital-ka

Gelle Bashir

Bitcoin waa lacagta ugu caansan, uguna qiimaha badan cryptocurrencies-yada.

Bitcoin waa nooc ka mid ah cryptocurrencies-yada, oo ah lacago dhijitaal ah oo ku shaqeeya tignoolajiydda blockchain.

Si la mid ah lacagaha aynu naqaano, bitcoin waxaa loo adeegsan karaa, iibka, gadashada, kaydinta, maalgashiga, iyo si guud wax is-weydaarsiga.

Haatan bitcoin wax waa lagu iibsadaa, waana la maalgashtaa, sidoo kalena waa la kaydistaa.

- Advertisement -

Mustaqbalka dhow ama fogba waa suuragal in ay dawladuhu taageeraan, lacagta “Bitcoin”, inkastoo haatan jiraanba dawlado taageersan.

Mustaqbalka Bitcoin iyo cryptocurrencies-yada kale waxay saameyn weyn ku yeelan karaan habka aan u fikirno, u dhaqano, iyo sida aan u isticmaalno lacagaha.

Eray bixintani “cryptocurrency” waxay ka kooban tahay laba qaybood: “crypto” oo tilmaamaysa daahsooni, ama ilaalinta xogaha isticmaalaha, iyo “currency” oo ah lacag.

Cryptocurrencies-yada kale sida Ethereum, Ripple, Litecoin, Dogecoin, iwm, waa lacago uu mid walba leeyahay astaan iyo ujeedo u gaar ah.

Lacagahan “cryptocurrencies-yada”, waa lacago ka madax-bannaan dawlad, urur, bank, iyo si guud dhexdhexaadiye, bedelkeeda waxay ku tiirsan yihiin kalsoonida bulshada isticmaasha.

- Pre Order -

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Madax-bannaani ★ Daah-furnaan ★ Musuq-maasuq Laa’aan. 🚀 Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

$16.99$12.99Get It Now

Guusha bitcoin ama si guud cryptocurrencies-yada, waxaa kaalin weyn ku lahaa ama ku leh, amaanka, dhexdhedaadiye la’aanta, iyo khidmad yarida.

Hagaag, hadii aad rabto inaad maalgasahto cryptocurrencies-yada, noocyadeeda kala duwan, ha ahaato bictoin, Ethereum, Solana, iyo wixii la midka ah, se ay kaa hortaagan tahay caqabad ah inaadan heli karin sarifle aamin ah, isla mar ahaantaana khidmadiisu ay jaban tahay.

La soo xidhiidh shirkadeenan cusub ee “temp.gellecrypto.com/“, adigoo kala soo xidhiidhaya whatsapp numberkeenan ah +252 90 432 1044, oo bilaw safarkaaga cusub ee ku aadan maalgashiga cryptocurrency.

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.com….

Crypto Trading Mastery: From A to Z

A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategies…

Share This Article
Leave a Comment