Dhaqaaqqa suuqyada crypto ayaa sare u kacay isaga oo ka falcelinaya weerarka Israa’iil ay ku qaadday Iiraan, balse tiknikaal ahaan waxaa muuqda in korodhka suuqyadu weli sii socdo.
Token Stabdards waa Protocols ‘hanaanka la raaco marka la sameynaayo Token cusub si uu loo waafujiyo network Blockchain lagu dul dhisaayo, loona adeegsan doono, waxaa la raacaa qawaaniin iyo qaab…