Maalgashiga lacagaha dhijitaalka ah (crypto) wuxuu noqday mowduuc si weyn loo hadal hayo dunida oo dhan, iyadoo malaayiin qof ay iibsadaan lacagahaas si ay u kobciyaan hantidooda. Haddii aad tahay…
DePIN waa erayo laga soo gaabiyay Decentralized Physical Infrastructure Networks waana nidam ama shabakad ka kooban qalabyo (hardware) oo ku xidhan internet-ka, kuwaasoo iskaashanaya si loo abuuro adeegyo kala duwan,…
RWA waxaa laga soo gaabiyay “Real World Assets” taasoo micnaheedu yahay “Hantida Dhabta ah ee Caalamka taala, tusaale guryaha, dhulalka, dahabka, baabuurta, saamiyadda shirkadaha, iyo amaahda, kuwaasoo loo beddelayo hanti…
Lacagaha dhijitaalka ah ayaa noqday hantida maaliyadeed ee si weyn loo hadal hayo sanadihii la soo dhaafay. Laga bilaabo kobocii Bitcoin ilaa soo ifbaxa lacagaha kale sida Ethereum, Solana, iyo…