DeFi waa nidaam maaliyadeed aan lahayn xaruun dhexe aysan maamulin cid saddexaad third parties sida dowlad, bank ama shaqsi waxuuna ku shaqeeyaa oo lagu maamulaa technologiyada Blockchain halkaas ayaa lagu…
Waa Maxay DeX-Decentralized Excahnge?Decentralised Exchange: waa suuqyo aan lahayn cid dhexe oo maamusho ‘central authority’ taasoo sahleyso in isticmaalayaasha si toos u kala iibsan karaan lacagahooda digitalka ee crypto “peer-to-peer”,…
Waa maxay Middleman?Si fudud ‘Middleman’ waa dhexdhexaadiye waxuuna noqon karaa shaqsi, ama hay’ad u dhaxeeyso labo dhinac marka ay wax is dhaafsanayaan si ay fududeeyaan wax is dhaafsi sida heshiis…