">
Skip to content Skip to sidebar Skip to footer

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee la xiriira crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Qiimaha Guud ee Suuqa (Market Cap): Wuxuu marayaa maanta ku dhowaad $3.25 trillion waxuuna sare u kacay 4.52% halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso $154.05Billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Ccoinka Bitcoin awood dhan 64.5% halka Altcoins ay haystaan awood dhan 34.5%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 16% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga filaayo ay aad u dhacsanatay.
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu sheegayaain suuqa 47% yahay taasoo ku tusinaysa mid dhexe, kalsoonida maalgashiyaasha uu yahay (Fear).
  • Bitcoin Qiimahiisu wuxuu haatan marayaa $~105,288.63, waxuu sare u kacay 3.39%
  • Qiimaha ETH waxuu sare u kacay +7.19% taasoo ka dhigan inuu gaaray $2,409
  • XRP: waxuu sare u kacay 9.12% taasoo ka dhigan inuu gaaray qiimihiisa $2.18

🏛️ 2. Sharciyo & Siyaasada suuqa

  • Wadahadalo socdo ee la xariiro ETF-yada Solana iyo XRP ayaa SEC waxay dib u eegaysaa filashada lagu ansixin doono taasoo saamayn ku yeelan karto suuqa.
  • Bankiga Faransiiska ayaa ku dhawaaqay inuu soo saari doono stablecoin cusub USDCV, kaasoo lagu dul dhisi doono shabakadaha Ethereum iyo Solana, laguna maamulayo xeerka MiCA ee EU

🐋 3. Dhaqdhaqaaqa Whales saameeyo suuqa

  • Whales ayaa Coinka ETH aruursanaaya qiyaas dhan 800K ETH una dhiganto qiimihiisa 3.28T 2017 ilaa xilligaan.
  • Maalgshiyaal waa wayn ayaa samaynayo iska iibin coinka LINK 3M oo xabo, qiimihooda gaaraayo $37.5M

🚀 4. Mashaariicda horumarka ku socdo ee suuqa

  • Waxaa sare u kacay mashruucyada Qubetics, Snorter Token, Bitcoin Solaris kuwasoo ku jiro marxalada presales

📊 5. ETFs & Maalgashiyada Hay’adaha

  • Laba ETF oo XRP ah ayaa la ansixiyay kuwaasoo laga diiwaan galiyay Toronto Stock Exchange—taasoo fursad weyn u ah maalgashiyaasha
  • Shirkada CoinShares ayaa soo kordhisay adeegyo cusub, taasoo muujineysa suuqa ETFs ee altcoins inuu kordhi doono.

🔗 6. Teknoolojiyadda Blockchain

  • Shabakadaha blockchain-ta ee dadweynaha ah waxay diiradda saartaa tokenization-ka hanti dhab ah sida bonds, commodities iyo Eurobonds.
  • Bangiga Kuuriyada Koonfureed (BOK) wuxuu ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay inuu bilaabayo won‑based stablecoin pilots, iyadoo lala kaashanayo bangiyada ganacsiga.

🤖 🌐 7. Ai & Web 3.0

  • Qubetics oo ah mashruuc loo adeegsado Ai kuna jiro marxalada presale waxaa loo adeegsadaa uuna bixiyaa adeegyo ay ka mid tahay VPN decentralized iyo parametri maaliyadeed
  • Promeet waa madal Web3 ee loogu talagalay content creators, waxayan bixinaysa instant payouts iyo milkiyad dhab ah

🖼️ 8. NFTs & DeFi

  • Cilmi baaris la soo saaray waxay muujinaysaa in whales iibsanayaan saamiyada NFT-yada, iyagoo adeegsanaya istaraatijiyado sida mint/sale iyo wash trading

ka baro halkaan coursada Crypto

Leave a comment