wararka Maanta ee suuqa Crypto 4-may 2025

Gelle Bashir

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee la xiriiraย crypto,ย blockchain,ย Defi,ย Cefi,ย NFT, Ai, Web 3.0,ย iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub eeย Cryptoย waxyaabaha ku soo kordha technologiyadaย Bloickchain

๐Ÿ“Š 1. Xaalada guud ee Suuqa

  • Market capka guudย ee suuqa ayaa maanta waxuu marayaaย  2.9 trillionย halkaย volumeย hantida dhex martay 24 saac u dambeysay ay gaaraysoย 49.53 Billion
  • Awooda suuqaย Dominance waxaa haystoย maanta coinkaย Bitcoin 63.89% halka Altcoins ay haystaan 37%
  • Altcoin season Indexย waxuu sheegayaa in uu maraayoย 31%.
  • Fear and Greed indexย halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu sheegayaa 53 taas oo ka dhigan inuu yahey mid dhxe aysan jirin dareen maalgashi oo xoogan iyo cabsi wayn ee suuqa laga qabo
  • Bitcoin (BTC): waxuu qiimihiisa marayaa maanta $95.,508.49, waxuu sameeye hoos u dhac gaarayo 0.40% maanta.
  • Ethereum (ETH): Wuxuu ku wareegayaa Qiimaha $1,800, wuxuuna wajahayaa Coinkaan caqabado maalmahaan
  • USDT: Token-ka Stable ay leedahey shirkada Tether waxuu maanta galay kaalinta 3aad ee kala horaynta suuqa, waxay midaan tusinaysaa baahida wayn ee loo qabo tokenkaan
  • XRP: waxaa lagu kala iibsanayaa $2.28 waxuuna sameeye coinkaan hoos u dhac 0.09%
  • SOL: Qiimaha Coinkaan wuxuu marayaa $145.80 waxaana dhex martay 24saac u dambeysay Volume dhan $1.61B

๐Ÿ›๏ธ 2. Xeerarka & Sharciga Suuqa

  • Madax ka tirsan hayโ€™ada Maraykan ee IRS (Internal Revenue Service) una qaabilsanaa canshuurta lacagaha dhijitaalka ah ayaa xilka ka tagaya, waxaana laga yaabo inay saameyn ku yeelato arintaan suuqyada maaliyada gaar ahaan Crypto.
  • South korea hayโ€™adaha u qaabilsan amniga dhaqaalahawadankaan waxay sheegayn in ay shurrucyo ku soo rogi doonaan lacagaha Digitalka ee crypto 1-da bisha June
  • Madaxii hore ee Shirkada PayPal David Macros waxuu sheegay in Awooda Bitcoin aan la joojin karin ayna abuuri doonto nidaam dhaqaale cusub
  • Sida laga soo xigtay Financial Times Mowqifka Trump uu ka qabo lacagaha Digitalka ay crypto kana dhigay kuwa sharci ah waxay soo jeeditay sariflayaasha suuqa waxayna sheegayn inay qorsheynayaan inย  ay u guuraan maraykan xaruumana ka sameystaan waxaa ka mid ah suuqyadaas OKX, NEXO, Derbit iyo DWF Labs.

๐Ÿ‹ 3. Dhaqdhaqaaqa Maalgashadeyaasha saamaynta ku leh suuqa

  • FET iyo XCN: Tokens-yadan ayaa soo jiitay dareenka whales-ka, taasoo muujinaysa dareen wayn loo qabo Tokens utility-ga leh

๐Ÿงช 4. Mashruucyada Horumarinta Ku Jira ee Crypto

  • Ethereum: Vitalik Buterin wuxuu shaaciyay qorshe 5 sano ah oo lagu fududeynayo shabakadda Ethereum si ay tartan ula gasho Coinka Bitcoin.

๐Ÿ“ˆ 5. ETFs & Hayโ€™adaha Maalgashi saamaynta ku leh suuqa

  • Bitcoin ETFs: Waxaa hadda soo galayin ka badan $112 bilyan BTC ah ETFs-ka Mareykanka, taasoo muujinaysa kalsoonida hayโ€™adaha maalgashiga.
  • Dogecoin ETF: 21Shares waxay Nasdaq uga gudbisay codsi ay ku dalbanayso in la sameeyo ETF rasmi ah oo DOGE ah โ€“ kii ugu horreeyay noociisa.

๐Ÿ”— 6. Tignoolajiyada Blockchain-ka

  • Avalanche: Waxay bilowday barnaamij deeqo ah oo ah $40 milyan oo loogu talagalay in horumariyeyaashu ay abuuraan blockchains cusub.

๐Ÿค– 7. Artificial intelligence

- Available -

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Madax-bannaani โ˜… Daah-furnaan โ˜… Musuq-maasuq Laaโ€™aan. ๐Ÿš€ Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

$16.99 - $22.99Get It Now
  • Waxaa soo baxayBots AI ah oo si joogti u falanqeynaayo coinska suuqa waxaana lugu tijaabiyay coinska BNB iyo Avalanche.

๐ŸŒ 8. Web 3.0

  • App Store Isbeddelka siyaasadda App Store ee Maraykanka wuxuu fursad siinayaa barnaamijyada Web3 si ay u bilaabaan in ay si xor ah ugu shaqeeyaan NFT iyo crypto, iyaga oo aan la saarayn wax canshuur ah

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.comโ€ฆ.

Crypto Trading Mastery: From A to Z

A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategiesโ€ฆ

Share This Article