Wararka Maanta ee Suuqa Kiribto 12-12-2025

Jacfar
By Jacfar

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.  

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain.

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $3.13 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 135.09 billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %59.1 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.91%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 17% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 36% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.
  • Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $87.10 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 11.068 billion.
  • Bitcoin (BTC) waa Coin-ka ugu qiimaha badan lacagaha Digital-ka ah e Crypto wuxuu joogaa qiimihiisa manta $92,263.21
  • Ethereum (ETH) waa coin-ka labaad ugu qiimaha lacagaha digital-ka wuxuna leeyahay Blockchain ugu awooda badan Crypto qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $3, 233.89
  • Binance Coin (BNB)- waa coin ee leedahay shirkada Binance waxaa loo adeegsadaa bixinta adeegyada madasha qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $889.14
  • Rippe (XRP)- waa coin-ka ee leedahay shirkada Ripple loona adeegsado lacag dirida caalamiga ah xawaare are iyo qiimo jaban wuxuu qiimihiisa joogaa haatan $2.08.
  • Solana (SOL)- waa coin sumcad ku dhex leh lacagaha digitalka ah ee Crypto wuxuuna leeyahyay Blockchainta loogu adegsiga badan yahay Crypto qiimihiisa wuxuu manta joogaa $139.82.

📜 2. Xeerar-ka & Siyaasada Suuqa

- Advertisement -
  • Hay’adaha caalamka waxay kordhinayaan kormeerka stablecoins inay waafaqsan yihiin xeerarka AML/KYC.
  • China waxay sii adkeysay xayiraadaha crypto, isticmaalka gudaha wali waa mamnuuc.
  • Brazil, Nigeria & dalal kale waxay dib u eegayaan shuruucda canshuuraha crypto.
  • EU waxay sii waddaa u diyaar garowga MiCA qaybteeda xigta, taas oo saameyn weyn ku yeelan doonta exchanges.
  • Dowladda badan waxay dalbanayaanproof-of-reserve” warbixin daahfuran oo joogto ah.

💰 3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)

  • Spot Bitcoin ETFs maanta waxay muujiyeen outflows liquidity badan oo laga saaray.
  • Shirkadda MicroStrategy waxay wajahaysa cadaadis adeegsi Nasdaq index-ka sababo la xiriira qiime-hoose
  • Qaar ka mid ah banks & asset managers waxay bilaabeen tokenised RWA pilots (bonds, deposits).
  • Hay’adaha waaweyn waxay sugayaan xasilooni sharci ka hor inta aanay kordhin maalgashiga crypto.

🆕💰 4. Coins- ka Cusub ee Suuqa la filaayo in la keeno

  • Token-ka XERA wuxuu ku jiraa marxalada Presale taaso ah fursad lagu maalgashto
  • Token cusub oo lagu magacaabo GLINT ayaa diiwaangelintiisa ku bilowday suuqyada.
  • META Pulse (MPX)ayaa noqday coin cusub oo aad loo taagersanyahay
  • EcoX Token (ECX)ayaa lagu daray liiska tokens cusub ee la filaayo in la keeno suuqyada.

🐋 5. Dhaqdhaqaaqa (Whale Investments) ee saameeyo Suuqa

  • Whale-yada BTC/ETH waxay ka faa’ideysanayaan hoos u dhaca suuqa (accumulate).
  • Liquidations badan ayaa sababay dhaqdhaqaaq degdeg ah oo qiimaha saameeyay.
  • Wareejin ballaaran oo stablecoins ah ayaa lagu arkay USDT/USDC maanta.
  • Whales waxay lacagaha u wareejinaya exchanges si ay u sameeyaan short-term trades.
  • On-chain alerts waxay muujinayaan in whales aysan weli bixin suuqa—diyaar ayay u yihiin swings.

🚀 6. Mashaariicda Horumarka ku socdo ee Suuqa

  • Hong Kong waxay bilowday tijaabooyin tokenisation deposits & interbank settlements (EnsembleTX).
  • Layer-2 blockchains iyo zk-rollups ayaa sii dhisaya xalal cusub oo yareynaya gas fees.
  • DeFi-ka cusub wuxuu xooga saaraa security, audits & insurance models.
  • GameFi iyo metaverse projects ayaa helaya maalgelin cusub oo mobile Web3 ah.

🔗 7. Tignoolajiyada Blockchain

- Pre Order -

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Madax-bannaani ★ Daah-furnaan ★ Musuq-maasuq Laa’aan. 🚀 Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

  • ZK-proofs ayaa noqday qodobka ugu weyn ee la hadal haayo.
  • Smart-contract formal verification ayaa noqotay shuruud mashruuc kasta.
  • Bangiyo iyo fintechs ayaa sii tijaabinaya blockchain settlements & tokenised financial products.

🤖 8. AI & 🌐 Web 3.0

  • AI analytics waxaa loo adeegsanayaa on-chain detection iyo qiimeyn suuq.
  • Smart AI wallets ayaa soo baxaya—kuwooda bixiya digniin khatar & talooyin transaction.
  • DAOs waxay bilaabeen automation governance iyagoo adeegsanaya AI.
  • Khataraha Quantum computing ayaa la daraasaynayaa, waxaana la dardar geliyey post-quantum cryptography.

🎨 9. NFT & 💸 DeFi

  • NFTs waxa loo isticmaalayaa ticketing, membership & ownership—ka baxsan artworks.
  • DeFi TVL hoos ayay u dhacday sababo la xiriira market volatility.

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.com….

Crypto Trading Mastery: From A to Z

A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategies…

Share This Article