Wararka maanta ee Suuqa Kiribto 13-12-2025

Jacfar
By Jacfar

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.  

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain.

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $3.08 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 140.81 billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %59.1 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.91%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 19% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 26% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.
  • Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $74.10 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 10.48 billion.
  • Bitcoin (BTC) waa Coin-ka ugu qiimaha badan lacagaha Digital-ka ah e Crypto wuxuu joogaa qiimihiisa manta $90,503.21
  • Ethereum (ETH) waa coin-ka labaad ugu qiimaha lacagaha digital-ka wuxuna leeyahay Blockchain ugu awooda badan Crypto qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $3,124.89
  • Binance Coin (BNB)- waa coin ee leedahay shirkada Binance waxaa loo adeegsadaa bixinta adeegyada madasha qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $889.14
  • Rippe (XRP)- waa coin-ka ee leedahay shirkada Ripple loona adeegsado lacag dirida caalamiga ah xawaare are iyo qiimo jaban wuxuu qiimihiisa joogaa haatan $2.03.
  • Solana (SOL)- waa coin sumcad ku dhex leh lacagaha digitalka ah ee Crypto wuxuuna leeyahyay Blockchainta loogu adegsiga badan yahay Crypto qiimihiisa wuxuu manta joogaa $133.82.

📜 2. Xeerar-ka & Siyaasada Suuqa

- Advertisement -
  • Dowladda Mareykanka ayaa ogolaatay “crypto-focused national banks”, sida kuwa Ripple & Circle, taasoo muujinaysa in crypto uu sii galay nidaamka maaliyadeed rasmiga ah.
  • SEC ayaa oggolaatay DTCC si ay u bilowdo adeeg tokenisation hanti suuqeed oo Mareykanka lagu sameeyo.
  • Dalal qaar oo Yurub ka tirsan waxay ogaadeen in ay u baahan yihiin nidaam sharci oo isku dhafan si loo taageero hal-abuurnimada crypto.
  • Luxembourg ayaa noqday dalkii ugu horreeyey ee Europ ah ee maalgeliyo Bitcoin si rasmi ah iyada oo loo marayo sovereign wealth fund.

💰 3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)

  • S&P Global ayaa soo bandhigtay index cusub oo isku dara crypto iyo blockchain equities, taasoo fursad u ah maalgashadayaasha institutional.
  • Grayscale waxay soo saartay spot crypto ETPs oo ku jira Ethereum & Solana oo leh staking feature.
  • Inflows ka soo gala ETFs ee la xariira BTC & ETH waxay ka mid yihiin kuwa ugu waaweyn ee dhaqaajiya suuqa.
  • Qiimayaasha ETFs ee Mareykanka iyo Canada ayaa sii kordhaya, taasoo muujinaysa sii socoshada institutional adoption.

🆕💰 4. Coins- ka Cusub ee Suuqa la filaayo in la keeno

  • CALVIN waa Coin cusub oo lagu soo xayeesiiyay CoinMarketCap
  • Wealth Crypto (WEALTH) Token ku jira liiska coins cusub ee suuqayada la qorsheenaayo in la keeno.
  • Terra Classic AI (LUNC) Token cusub oo la rajeenaayo in soo galin doono suuqyada, Waxa uu muujinayaa kor u kac 24 saac ah.
  • FlyBNB Token-kaan cusub waxaa lagu daray suuqayada saacadihii u dambeeyay.
  • Neptune (XNT) waa Token cusub oo leh volume ganacsi bilow ah waxa uu ku jira liiska coins-ka la qorsheenaayo in suuqyada la keeno.

🐋 5. Dhaqdhaqaaqa (Whale Investments) ee saameeyo Suuqa

  • Waxaa la arkay hanti Bitcoin badan oo la iibiyay taasoo keentay cadaadis hoos u dhac ah suuqa.
  • Whales qaar ayaa u wareejiyay hantidooda stablecoins si ay u sugaan fursado iibsasho qiimo hoose.
  • Large transfers ee ETH & BTC wallets waxay muujinayaan dhaqdhaqaaq aad u xoogan
  • Whales ayaa sidoo kale ka faa’iideysanaya volatility si ay u sameeyaan short-term gains.
  • On-chain alerts waa muhiim maadaama dhaqdhaqaaqyadan waaweyn ay saameyn ku yeeshaan qiimaha.

🚀 6. Mashaariicda Horumarka ku socdo ee Suuqa

  • Pilots tokenisation oo ay wadaan banks & DTCC ayaa ah mashruuc la dar-dargalinaayo.
  • Layer-2 scalability solutions ayaa si weyn loogu isticmaalaa si loo yareeyo xawaare hoose iyo fees.
  • AI iyo Web3 mashruucyada ayaa isku daraya falanqayn on-chain iyo automation.
  • DeFi projects waxay xooga saarayaan security audits si looga hortago hacks.

🔗 7. Tignoolajiyada Blockchain

- Pre Order -

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Madax-bannaani ★ Daah-furnaan ★ Musuq-maasuq Laa’aan. 🚀 Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

  • ZK-proofs iyo zk-rollups ayaa ah Blockchain-yada ugu horeya ee horumarinaya scalability iyo privacy.
  • Cross-chain messaging iyo interoperability ayaa sii fududeynaya is-dhaafsiga hanti.
  • Smart contract formal verification ayaa noqotay shuruud mashruuc kasta laga doonaayo.
  • Blockchain pilots ee fintechs iyo banks ayaa sii kordhayaa iyada oo la tijaabinayo settlement-yo cusub.

🤖 8. AI & 🌐 Web 3.0

  • AI analytics ayaa noqday aalad aad u awood badan oo falanqaynta on-chain la xariirto.
  • DAOs waxay adeegsanayaan AI si governance looga dhigo mid automatic ah.

🎨 9. NFT & 💸 DeFi

  • NFTs waxaa loo adeegsanayaa ticketing, membership iyo ownership dijitaal ah.
  • DeFi TVL ayaa yara hoos u dhacay sababo la xiriira volatility-ga suuqa.

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.com….

Crypto Trading Mastery: From A to Z

A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategies…

Share This Article