Wararka Maanta ee Suuqa Kiribto 15-12-2025

Jacfar
By Jacfar

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.  

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain.

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $3.05 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 84.81 billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %59.1 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.91%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 23% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 24% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.
  • Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $69.10 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 9.483 billion.
  • Bitcoin (BTC) waa Coin-ka ugu qiimaha badan lacagaha Digital-ka ah e Crypto wuxuu joogaa qiimihiisa manta $89,585.21
  • Ethereum (ETH) waa coin-ka labaad ugu qiimaha lacagaha digital-ka wuxuna leeyahay Blockchain ugu awooda badan Crypto qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $3,135.89
  • Binance Coin (BNB)- waa coin ee leedahay shirkada Binance waxaa loo adeegsadaa bixinta adeegyada madasha qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $887.14
  • Rippe (XRP)- waa coin-ka ee leedahay shirkada Ripple loona adeegsado lacag dirida caalamiga ah xawaare are iyo qiimo jaban wuxuu qiimihiisa joogaa haatan $1.96.
  • Solana (SOL)- waa coin sumcad ku dhex leh lacagaha digitalka ah ee Crypto wuxuuna leeyahyay Blockchainta loogu adegsiga badan yahay Crypto qiimihiisa wuxuu manta joogaa $132.82.

📜 2. Xeerar-ka & Siyaasada Suuqa

- Advertisement -
  • UK waxay ku dhawaaqday in sharciyada cryptoassets la dhaqan gelin doono Oktoobar 2027, si loo siiyo suuqyada crypto nidaam sharci oo cad isla markaana laga hortago falal khiyaano ah. Sharciyadaas ayaa lagu dabaqi doonaa shirkadaha crypto sida kuwa dhaqaalaha caadiga ah loo maamulo.
  • UK Treasury iyo Financial Conduct Authority (FCA) waxay diyaarinayaan xeerar cusub oo suuqyada crypto lagu xakameyn doono — taasoo ka dhigaysa in exchanges, wallets, iyo adeegyada kale ay u hoggaansamaan shuruucda dhaqaalaha caadiga ah si loo ilaaliyo macaamiisha.
  • Dowladda Ghana ayaa u diyaar garoobaysa in ay meel dhigto sharciyada crypto kahor dhammaadka December 2025, iyadoo Bankiga Ghana uu diyaarinayo sharci u oggolaanaya inay rukhsad siiyaan lana kormeero platforms iyo adeegyada crypto.
  • Dowladda Pakistan ayaa sameeyay tallaabo sharci oo muhiim ah oo ku aaddan crypto iyada oo la siiyay oggolaansho sharciyeed laba exchanges waaweyn (Binance & HTX) si ay ugu howlgalaan waddanka qaab sharci ah,
  • South Africa waxay diyaarinaysaa xeerar cusub oo ku saabsan crypto, gaar ahaan sidii loogu maamuli lahaa dhaqdhaqaaqyada crypto ee xuduudaha ka gudba, waxaana la filayaa in xeerarkaasi la soo saaro ka hor 2026.

💰 3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)

  • Bitcoin ETFs waxaa maanta lagu arkay lacag cusub oo soo gashay (inflows) taasoo muujinaysa in hay’ado iyo maal-geliyeyaal ay iibsadeen Bitcoin iyagoo isticmaalaya ETFs.
  • BlackRock’s ETF ayaa ahaa mid ka mid ah kuwa ugu waa weyn ee iibsashada ku jiray maanta, iyadoo hay’addo waaweyn ay ka maalgashteen.
  • Grayscale ayaa sidoo kale ka qayb qaatay iibsashada Ethereum ETFs maanta.
  • Guud ahaan, hay’adaha wax yar ayeeyay iibinayaan maanta, xilli maalgashi cusub lagu arkay ETF-yada Bitcoin & Ethereum.

🆕💰 4. Coins- ka Cusub ee Suuqa la filaayo in la keeno

  • Terra Classic AI (5LUNC) Token cusub oo loo sameeyay in uu is ku xiro Terra Classic iyo AI; waxaa laga arkay suuqa dhowaan.
  • FlyBNB (6FLYBNB) Coin cusub oo BNB Chain ku shaqeeya, leh volume ganacsi xoogan.
  • Franklin (15FRANKLIN) Token cusub oo lagu daray suuqa dhowaan, waxaana lagu arkay CoinMarketCap.
  • GTBTC (16GTBTC) Token cusub oo leh qiimo sare & volume fiican, ku dhisan Solana Blockchain.

🐋 5. Dhaqdhaqaaqa (Whale Investments) ee saameeyo Suuqa

  • Whale-s waaweyn ayaa wareejiyey maanta qadar BTC iyo ETH aa u badan.  
  • Whale hodan ahaa ayaa dhaqaaq xooggan sameeyey, isagoo BTC badan ka soo raray keyd muddo dheer si uu u iibsado ETH iyo hanti kale oo suuqa ku jira.
  • Xogta on-chain waxay muujinaysaa in whales ay ka soo saarayaan BTC kaydkooda, marka la barbardhigo kaydka exchanges, taasoo calaamad u noqon karta accumulation (ururin) diyaargarow mustaqbal.
  • Whale wayn ayaa ku iibsaday BTC Lacag dhan $200M wuxuuna helay tiro Bitcoin dhan 2,400 BTC ah kadib markii uu hore u iibsaday 11,400 BTC.

🚀 6. Mashaariicda Horumarka ku socdo ee Suuqa

  • Mashruucyo cusub ayaa horumarinaya xawaare & yaraynta kharashka
  • Isku xerka AI iyo Crypto projects ayaa sii badanaya
  • DeFi projects waxay diiradda saarayaan amniga users-ka

🔗 7. Tignoolajiyada Blockchain

- Pre Order -

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Madax-bannaani ★ Daah-furnaan ★ Musuq-maasuq Laa’aan. 🚀 Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

  • Isku xirka blockchains kala duwan (cross-chain) ayaa la horumarinayaa.
  • Smart contracts waxaa lagu wadaa horumarrin wayn.
  • Bangiyo & fintechs ayaa bilaabay tijaabooyin blockchain

🤖 8. AI & 🌐 Web 3.0

  • AI waxaa loo adeegsanayaa falanqayn suuqa crypto
  • Web 3.0 wuxuu xooga saarayaa sooo kordhinta mashruucyo decentralization ah.
  • DAOs waxay isticmaalayaan AI si go’aan loo gaaro.

🎨 9. NFT & 💸 DeFi

  • NFTs hadda looma isticmaalayo sawirro kaliya, balse adeegyo dhab ah ayaa loo adeegsanyaa.
  • DeFi waxa uu gagaajinayaa amaah, kaydin & ganacsiga.

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.com….

Crypto Trading Mastery: From A to Z

A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategies…

Share This Article