Wararka maanta ee Suuqa Kiribto 19-12-2025

Jacfar
By Jacfar

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.  

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain.

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $2.97 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 150.57 billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %59.1 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.91%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 13% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 21% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.
  • Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $122.10 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 15.43 billion.
  • Bitcoin (BTC) waa Coin-ka ugu qiimaha badan lacagaha Digital-ka ah ee Crypto wuxuu joogaa qiimihiisa manta $88,585.21
  • Ethereum (ETH) waa coin-ka labaad ugu qiimaha badan lacagaha digital-ka wuxuna leeyahay Blockchain ugu awooda badan Crypto qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $2,966.89
  • Binance Coin (BNB)- waa coin ee leedahay shirkada Binance waxaa loo adeegsadaa bixinta adeegyada madasha qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $846.14
  • Rippe (XRP)- waa coin-ka ee leedahay shirkada Ripple loona adeegsado lacag dirida caalamiga ah xawaare are iyo qiimo jaban wuxuu qiimihiisa joogaa haatan $1.87.
  • Solana (SOL)- waa coin sumcad ku dhex leh lacagaha digitalka ah ee Crypto wuxuuna leeyahyay Blockchainta loogu adegsiga badan yahay Crypto qiimihiisa wuxuu manta joogaa $126.01.

📜 2. Xeerar-ka & Siyaasada Suuqa

- Advertisement -
  • CoinShares waxay heshay Liisan MiCA ah oo ay bixisay AMF (France), taas oo calaamad u ah in sharciyada EU-ga si firfircoon crypto ula jaanqaadayaan.
  • Wadamada qaar waxay bilaabeen geeddi-socod sharciyeed si loo xakameeyo crypto si ka adag sidii hore—waxaa ka mid ah ilaalinta macaamiisha iyo lacag-dhaqidda.
  • Xeerarka xilligan ay dowladuhu sameynayaan waxaa laga filayaa inay noqdaan kuwo si fiican u cad marka la gaaro sanadaha soo socda.
  • Sharciyadaha Crypto ee hadda sii kordhaya waxay saameyn ku yeelanayaan sida hay’adaha waaweyn u maalgashadaan hantida dijitaal-ka ah ee Crypto.

💰 3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)

  • Bitcoin ETFs waxay muujiyeen inflows xoog leh marka loo bar-bar dhigo sanadkii hore, taasoo muujinaysa kalsooni sii kordheysa.
  • Ethereum ETFs sidoo kale waxay helayaan maalgelin inkastoo ay ka yar yihiin BTC.
  • Hay’adaha waaweyn ayaa sii wada inay kor u qaadaan isticmaalka ETFs si ay u helaan exposure aan toos ahayn oo crypto ah.
  • ETF flows waxay saameyn muuqata ku leeyihiin qiimaha iyo dareenka suuqa crypto oo dhan.

🆕💰 4. Coins- ka Cusub ee Suuqa la filaayo in la keeno

  • Terra Classic AI (5LUNC) Token cusub oo loo sameeyay in uu isku xiro Terra Classic iyo AI; waxaa laga arkay suuqa dhowaan.
  • FlyBNB (6FLYBNB) Coin cusub oo BNB Chain ku shaqeeya, leh volume ganacsi xoogan.
  • Franklin (15FRANKLIN) Token cusub oo lagu daray suuqa dhowaan, waxaana lagu arkay CoinMarketCap.
  • GTBTC (16GTBTC) Token cusub oo leh qiimo sare & volume fiican, ku dhisan Solana Blockchain.

🐋 5. Dhaqdhaqaaqa (Whale Investments) ee saameeyo Suuqa

  • Whale-yada suuqa waxay u muuqdaan inay dib u eegayaan istaraatiijiyadooda, gaar ahaan marka la eego Ethereum accumulation iyo Bitcoin rotation.
  • Waxaa jira dhaqdhaqaaqyo waaweyn oo Bitcoin laga beddelayo Ethereum si loo helo yield-yo iyo utility driven assets.
  • Bitcoin whale ayaa wareejiyay qiimo lagu qiyaasay malaayiin o BTC, ah.
  • Institutional whales ayaa sidoo kale sii wada iibsashada Ethereum ETFs si loo helo exposure ka baxsan Bitcoin.
  • Dhaqdhaqaaqyadan waxay muujinayaan in maalgeliyeyaasha waaweyn ay u arkaan Ethereum mid leh utility iyo yield dul-saar badan marka loo eego Bitcoin.

🚀 6. Mashaariicda Horumarka ku socdo ee Suuqa

  • Mashruuca Base ayaa soo bandhigay app tokenized ah oo isku dara social, trading iyo payments.
  • World Liberty Financial waxay qorsheyneysaa in 5% ka mid ah treasury-ga ay u adeegt,sao horumarinta stablecoin-ka USD1.
  • Waxaa jira dadaallo lagu xoojinayo token adoption iyo isticmaalka DeFi ee meelo badan.
  • Mashaariic cusub oo blockchain ah waxay diiradda saarayaan usability, mashruuc cusub & stablecoins.

🔗 7. Tignoolajiyada Blockchain

- Pre Order -

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Madax-bannaani ★ Daah-furnaan ★ Musuq-maasuq Laa’aan. 🚀 Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

  • Blockchain waxay ku xirmaysaa traditional finance, sida sofi-usd stablecoin oo cusub.
  • Platforms cusub oo Blockchain ah ayaa diiradda saaraya efficiency, speed, and cost reductions.
  • Isticmaalka blockchains ee adeegyada maaliyadeed ayaa kordhaya.

🤖 8. AI & 🌐 Web 3.0

  • Isku xirnaanta Ai iyo blockchain ayaa sii kordhaya iyadoo loo adeegsanayo apps ka cusub ee tokenized.
  • Web3 waxay xoojinaysa isticmaalka decentralized applications iyo social token usage.
  • AI tools ayaa loo adeegsanayaa falanqaynta suuqa crypto

🎨 9. NFT & 💸 DeFi

  • World Liberty Financial waxay qorsheyneysaa in ay taageerto stablecoin usage gudaha DeFi ecosystem.
  • Waxaa sii kordhaya isticmaalka Stablecoins ee TVL lagu sameynaayo gudaha DeFi.
  • NFTs iyo tokenized assets ayaa la rajeynayaa inay saamayn ku lahaadaan suuqyada DeFi.

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.com….

Crypto Trading Mastery: From A to Z

A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategies…

Share This Article