Bitcoin $87,000 Ayuu Cagcagaynayaa: Suuqa Crypto Ma Ka Carari Doontaa Mise Aqoon Baad Ku Geli Doontaa?

Gelle Bashir

Sidii caadada u ahayd Crypto iyo BItcoin…

Suuqan runtii qof shaxda ay u fadhido uunbaa ka bariisayn kara, mid xiiso wado iyo mid bood-bood badan toonna ma soo dhaweeyo.

Bitcoin waxay cag-cageenaysaa $87,000, inay ka sara martaana waa macquul, (inay ka hoos martaana dabcan waa macquul, qof sidaas u fahamsan uunbuu suuqani qaadi karaa).

Ilaa iyo intee baan wadaynaa oo aanu dhuraynaa suuqani waa SCAAAAAAAAAM ee ha la iska ilaaliyo.

Ilaa iyo intee baanu iska indho-tiraynaa faa’idooyinka iyo fursahada uu bixinayo suuqani.

Ilaa intee iyo intee iyo intee baanu indha ka laabanaynaa hal-abuurkan.

Dhammaantood waa waydiimo iyo hal-xidhaalayaal ina hor-yaal, oo qofkii furaa uu isu mahadin doono dhiiranaaantiisa iyo ka go’naanshiyihiisa ka dhan ah in uu suuqani si miirqab leh, ku soo galay, iyadoo ay aqooni weheliso dabcan.

Waxay ahaatabee, suuqan waxa ugu weyn ee uu kaaga baahan yahay waa inaad aqoon ku qalabaysnaato, walbia aqoon uun ma ahee, aqoon tayaysan oo xeelado iyo dhagarooyin iyo ogaanshaha godolooyoolin badan oo suuqan ka jira weheliyaan.

Hadii eegto buugaygan: “Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad”, oo ku dhawaad ka kooban 400 oo page waxaad ugu tagaysaa Crypto-dii oo inta meel la fadhiisiyay dacal-dacal loo kala dhig-dhigay, oo baal waliba erey mug iyo miisaan leh loo xushay.

- Available -

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Madax-bannaani ★ Daah-furnaan ★ Musuq-maasuq Laa’aan. 🚀 Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

$16.99 - $22.99Get It Now

The Book: https://gellecrypto.com/shop/crypto/kiribto-kacdoonka-qarniga-21-aad/.

Waa buug run ahaantii aan u kala hadhin, oo ay wax waliba ku dhan yihiin, hadiise aad tahay qof aan akhriska ku fiicneen, dhiba ma leh, koorsaneenan “Somali Cryptocurrency Course – Crypto Bilow ilaa Dhammaad” ka war doon halkaasaad ugu tagaysaa iyadoo itus iyo itaabsii ah.

The Course: https://xirfadlay.com/courses/somali-cryptocurrency-course/.

Way noqon wayday? oo waxaa tahay qof mashquulsan, ama siyaasi ah, ama ganacsade ah, amaba hawlo kaloo adduun baad ku foogan tahay, iyadan dhib ma leh, waxaan bishii hore shaaciyay Program Mentorship ah oo 1:1 ah, oo sidaasoo kale qof aan wakhti badan haynin kula wadaagayaa fursadaha uu suuqani bixinayo, anigoo hagitaan buuxda ku siinaya, kormeer joogtana kugu haynaya adiga iyo wallet-kaaga, halkan ayaana ka soo codsan kartaa: https://gellebashir.com/.

Intaas kadib, runtii maanta cudurdaar kaloo dheeraad ah ma ahysano, sheekadu waxay isugu soo biyo shubatay DO or DIE.

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.com….

Crypto Trading Mastery: From A to Z

A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategies…

Share This Article