Maxaa dhici haddii Trump caydhiyo Powell? Weerar Madaxweyne ku qaada madax-bannaanida Fed-ka waxay gelin kartaa suuqyada crypto xaalad cusub — waxaana suuragal ah inay ku soo celiso suuqa bartii asalka u ahayd bilawga cryptocurrency. Read more April 27, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
4 waxyaabo uu tusinaya in Bitcoin gaadhi karto $100k Dhowr Calaamado ayaa muujinaya suurtagalnimada in qiimaha Bitcoin ku soo laaban doono $100,000. Read more April 25, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
Wararka Maanta: Crypto News in Somali Ku soo dhowow Gelle Crypto – meeshan waxa heli karta wararka ugu muhiimsan ee la xiriira crypto, blockchain, iyo dhaqaalaha casriga ah si maalinle ah. 1. Shirkad weyn oo aan la… Read more April 24, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
Wararka Maanta: Crypto News in Somali ✅ ETF Flow: Waxaa maanta la iibsaday 10,430 BTC iyo 24,580 ETH. BTC ETFs waxaa maanta soo gashay $912.7M net inflow. ETH ETFs waxaa maanta soo gashay $38.8M net inflow. 🔥 Bitcoin ayaa… Read more April 23, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
Block chain – Technologyada Qarniga Waa Maxay Block Chain? Blockchain waxa uu ka koobanyahey labo eray, Block oo micnihiisa ah 4 gees, iyo chain oo la loola jeedo Silsilad, marka labada eray la isku daro waxay… Read more April 19, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
Terminologies in cryptocurrency ‘Erayada ugu muhiimsan Suuqa Crypto loo adeegsado’. Suuqa walibo oo maaliyadeed waxa uu leeyahey ‘terminology’ erayo isaga u gaar ah loona adeegsado, oo mar walibo aad maqasho eraygaas waxaa muhiim ah in aad fahanto micnaha uu ku… Read more April 18, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled
Cryptocurrency – Lacagta Mustaqbalka Waa Maxay Cryptocurrency? Si fudud cryptocurrency waa lacago dijitaal ah aan gacan lagu taaban karin kaliya ka muuqdo shaashada kombuter ama talephonka aysan jirin cid dhexe oo maamusho “Decentralized” laguna keediyo… Read more April 17, 2025 ShareFacebookTwitterTumblr-logoPinterest-circled