Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchain, Defi, Cefi, NFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin…
Solana waa madal blockchain loogu talagalay in ay bixiso adeegyo sida, xawaare sare, qiimo jaban, iyo isticmaal sahlan marka loo barbar dhigo blockchain-yada kale sida Ethereum.Waxaa la sameeyay sanadkii 2020,…