Wararka maanta ee Suuqa Kiribto 22-12-2025

Jacfar
By Jacfar

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.  

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain.

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $3.04 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 88.81 billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %59.1 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.91%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 23% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 29% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.
  • Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $74.10 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 10.483 billion.
  • Bitcoin (BTC) waa Coin-ka ugu qiimaha badan lacagaha Digital-ka ah e Crypto wuxuu joogaa qiimihiisa manta $89,585.21
  • Ethereum (ETH) waa coin-ka labaad ugu qiimaha lacagaha digital-ka wuxuna leeyahay Blockchain ugu awooda badan Crypto qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $3,052.89
  • Binance Coin (BNB)- waa coin ee leedahay shirkada Binance waxaa loo adeegsadaa bixinta adeegyada madasha qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $864.14
  • Rippe (XRP)- waa coin-ka ee leedahay shirkada Ripple loona adeegsado lacag dirida caalamiga ah xawaare are iyo qiimo jaban wuxuu qiimihiisa joogaa haatan $1.92.
  • Solana (SOL)- waa coin sumcad ku dhex leh lacagaha digitalka ah ee Crypto wuxuuna leeyahyay Blockchainta loogu adegsiga badan yahay Crypto qiimihiisa wuxuu manta joogaa $126.82.

📜 2. Xeerar-ka & Siyaasada Suuqa

- Advertisement -
  • Dowladda UK ayaa bilaabday talo-ururin sharci oo ballaaran si loogu hagaajiyo sharciyada crypto, oo ay ku jiraan Suuqyada, ilaalinta macmiilka, iyo ka hortagga wax isdabamarin.
  • Qorshayaasha cusub ee dowladda UK waxay u jeedadeeda tahay in sharciyada la dhammeystiro inta lagu jiro 2026, lana dhaqan geliyo 2027.
  • Talo-ururintu waxa ay diiradda saareysaa trading platforms, Exchanges, staking, iyo deyn bixinta si loo yareeyo khataraha suuqyada.
  • Xeerar cusub ayaa la diyaarinayaa si loo qeexo sida sharci ahaan loo maamulo crypto assets.
  • Hay’ada FCA waxay rabtaa in sharciyadani ay noqdaan kuwo si dhab ah u taageeraya innovation & consumer protection isla markaana ay xirnaadaan falal khiyaano ah.
  • Dalal ka tirsan Yurub iyo Aasiya waxay adkeynayaan xeerarka ka dhanka ah lacag-dhaqidda (AML) iyo hubinta aqoonsiga (KYC), gaar ahaan exchanges-ka waaweyn.
  • Qaar ka mid ah dowladu Afrika ku yaala waxay bilaabeen daraasad sharciyeed oo la xariirta Bitcoin, Crypto iyo Blockchain.

💰 3. ETFs & Maalgashiga Hay’adaha (Institutional Investment)

  • Bitcoin ETFs ayaa wali sii ah xiisaha maal-gelinta institutional, inkastoo suuqa uu yahay mid aad u deggan maanta.
  • Hay’ado badan ayaa wali sii wadaya maalgalinta ETFs, taasoo qayb ka ah istaraatiijiyadda dheer.
  • Inflows (hantida soo galaysa gudaha ETFs) way sii kordhi kartaa haddii sharciyada la sugayo ay noqdaan kuwa wanaagsan.
  • Warbixinno horay loo sii daabacay ayaa tilmaamay in Solana staking ETFs iyo kuwa kale ay ka bilaaban karaan Canada — taasoo muujinaysa horumar institutional.

🆕💰 4. Coins- ka Cusub ee Suuqa la filaayo in la keeno

1. Maxi Doge ($MAXI) Meme coin cusub oo ku saleysan Dogecoin, leh daily staking incentives, gaar ahaan traders xiiseeya high risk / high reward.

    • Wuxuu lagu dhisay BlockchainkaEthereum
    • Wuxuu ku jiraa marxalada “Status”: Presale oo wali waa uu socdaa
    •  Qiimihiisa Presale waxuu marayaa: ~ $0.0002665–$0.000274 per token
    • Wuxuu mashruuca aruuriyay maalgalin dhan “Funds Raised”: In ka badan $3.9M ilaa $4.3M

    2. LiquidChain ($LIQUID) Mashruuc Layer-3 ah oo isku xira liquidity-ga BTC, ETH, iyo SOL si loo abuuro suuqo DeFi oo xawaare sare leh

      • Wuxuu lagu dhisay Blockchains-ka Bitcoin, Ethereum, Solana (multi-chain)
      • Wuxuu ku jiraa marxalada “Status” Presale Live
      • Qiimihiisa Presale wuxuu marayaa halkii token $0.01265
      • Wuxuu aruuriyay mashruucu “Funds Raised” $239K+

      3. SUBBD ($SUBBD) Token Web3 ah u oggolaanaya creators inay helaan premium content, voting governance, iyo staking rewards.

      - Pre Order -

      Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

      Madax-bannaani ★ Daah-furnaan ★ Musuq-maasuq Laa’aan. 🚀 Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

        • Wuxuu lagu dhisay Blockchain: Ethereum
        • Wuxuu ku jiraa marxalada “Status” Presale Live
        • Qiimihiisa Presale halkii token ~ $0.05725
        • Wuxuu aruuriyay mashruucu “Funds Raised” In ka badan $1.4M

          🐋 5. Dhaqdhaqaaqa (Whale Investments) ee saameeyo Suuqa

          • Waxaa jira xog guud oo muujinaysa isbeddello ‘Whale moves’ ah, inkastoo wararka gaar ah ee maanta la xariira whales ay xadidan yihiin.
          • Hay’ado waaweyn ayaa waday iibsasho ballaaran oo Ethereum iyo BTC ETFs ah, taasoo muujinaysa kalsooni.
          • Maal-geliyeyaal waaweyn ayaa ETH buying waves sameeyay maalmo ka hor, taasoo muujisay ururin istiraatiiji ah.
          • Institutional buys ee ETH waxay gaareen malaayiin doolar maalmo dhow.
          • Whale profits sida SharpLink ETH gains ayaa muujinaya sida whales u isticmaalayaan yield strategies.

          🚀 6. Mashaariicda Horumarka ku socdo ee Suuqa

          • SoFi ayaa ballaarisay qorshaha crypto, taas oo ka mid ah launch-ga stablecoin-keeda SoFiUSD oo la rajeynayo inuu gaaro retail users dhowaan.
          • JPMorgan ayaa bilaabay tokenized money market fund oo Ethereum ku shaqeeya, isagoo furay asset coverage cusub.
          • World Liberty Financial oo ka dambaysa USD1 stablecoin ayaa sii waday iskaashiyo DeFi ah si loo kordhiyo liquidity.
          • Layer1 & Layer2 ecosystems waxay sii wadaan horumarinta scalability & cross-chain interoperability.

          🔗 7. Tignoolajiyada Blockchain

          • Blockchain adoption ayaa kor u sii kacaya iyadoo traditional finance ay u dhaqaaqayaan tokenization and digital asset infrastructure.
          • SoFiUSD waxay horumarinaysaa blockchain iyadoo soo kordhisay payments & settlement networks.
          • Tokenized funds sida MONY waxay muujinayaan sida blockchains loogu isticmaali karo maaliyad dhaqameed.
          • Interoperability iyo cross-chain transactions ayaa sii horumaraya si loo yareeyo fees & latency.

          🤖 8. AI & 🌐 Web 3.0

          • AI-driven analytics ayaa sii kordhaya si loo falanqeeyo suuqa crypto oo ballaaran.
          • Web3 apps ayaa soo kordhinaya features kala duwan oo isticmaalaha u sahlaya transactions & governance.

          🎨 9. NFT & 💸 DeFi

          • NFT sector ayaa kor u kacay, gaar ahaan small cap NFT projects oo ku jira trend positive.
          • RWA & DeFi categories ayaa muujinaya improving sentiment iyadoo investors ay raadinayaan yield.

          Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

          Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.com….

          Crypto Trading Mastery: From A to Z

          A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategies…

          Share This Article