Wararka Maanta Suuqa Kiribto 01-03-2026

Jacfar
By Jacfar

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.  

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin walibo dhacdooyinkii uu dambeyay dhaqaalaha caalamka iyo crypto kuwaas oo isugu jira, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerar cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen iyo la qabsiga crypto ee bangiyada iyo mashruucyada cusub ee Crypto waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain.

📈 1. Xaaladda guud ee Suuqa

  • Market Cap ka guud ee suuqa waxuu joogaa maanta $2.31 trillion, halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 97.81 billion.
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta Coinka Bitcoin awood dhan %59.1 halka Altcoins ay haystaan awood dhan 43.91%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 23% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga qabo ay soo hagaagayso
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu muujinayaainuu yahay 36% taasoo ka dhigan inay hoosayso damaca maalgashiyaasha suuqa.
  • Stablecoins sida USDT iyo USDC ayaa weli door muhiim ah ka ciyaaraya isdhaafsiga lacagaha suuqa Crypto. USDT waxaa la isku dhaafsaday maanta hanti dhan $82.10 billion halka USDC lagu kala ganacsaday 8.483 billion.
  • Bitcoin (BTC) waa Coin-ka ugu qiimaha badan lacagaha Digital-ka ah e Crypto wuxuu joogaa qiimihiisa manta $66,585.21
  • Ethereum (ETH) waa coin-ka labaad ugu qiimaha lacagaha digital-ka wuxuna leeyahay Blockchain ugu awooda badan Crypto qiimihiisa wuxuu haatan marayaa $2,003.89

⚖️ 2. Xeerarka suuqa (Sharciyada Crypto)

  • Dagaalka ka socda bariga dhexe Iran vs Israel vs Mareykanka wuxuu keenay in dowlado badan si gaar ah u eegaan crypto, sababtoo ah waxaa loo arkaa in lagu wareejin karo lacag aan la ogaan karin.
  • Waxaa jira cabsi ah in crypto loo isticmaalo in lagu jebiyo cunaqabateynta saran Iran.
  • Dowladda Iran waxay si toos ah u isticmaashaa crypto (gaar ahaan stablecoins) si ay uga gudubto xayiraadaha bangiyada caalamiga ah.
  • Warbixino cusub waxay sheegayaan in crypto loo adeegsaday maalgelinta kaalmo militari iyo dhaqdhaqaaqyo la xiriira dagaalka, tani waxay keentay in dalal badan ay bilaabaan in ay xoojiyaan sharciyada AML (Anti-Money Laundering) iyo KYC (Know Your Customer).

🏦 3. ETFs & Institutional Investment

  • ETF Bitcoin waxaa lagu arkay korar wayn.
  • Bangiyada waaweyn sida Morgan Stanley waxay xooga saarayaan ETFs-ka crypto

🪙 4. New Crypto Coins & Tokens

  • DeepSnitch AI (DSNT) Waa token cusub oo la xariira AI, wuxuu si degdeg ah u soo jiitay maalgashadayaasha, Presale-kiisu wuxuu marayaa Stage 6, waxaana la aruuriyay lacag ka badan $1.7M

🐋 5. Whale Investments

  • Whale wallet (boorso qarsoon) waxaa laga wareejiyay maanta 20,000 BTC.
  • Whale ayaa maanta furay leverage 40x BTC & SOL trades (ganacsi)

⛓️ 6. Blockchain Technology

  • Blockchain waxaa loo adeegsadanayaa finance, supply chain, iyo nidaamka dowlada
  • Blockchain wuxuu noqday infrastructure muhiim ah caalamka maanta

🤖 7. AI & Web3.0

- Pre Order -

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Madax-bannaani ★ Daah-furnaan ★ Musuq-maasuq Laa’aan. 🚀 Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

$16.99 - $22.99Get It Now
  • AI tokens ayaa suuqa si xoog leh u soo galay
  • Web3 apps waxay adeeganayaan AI

🖼️ 8. NFT & DeFi

  • NFT market wuxuu dib u helayaa mug ganacsi oo xoogan maanta.
  • Real-world assets (RWA) ayaa lagu token gareynayaa blockchains-ka

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.com….

Crypto Trading Mastery: From A to Z

A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategies…

Share This Article