Sidee akoon looga samaystaa Exchange-yada?

Gelle Bashir

Maqaalkan waxaan kaga hadli doonnaa sida looga furto akoon saddex exchange.

Maqaalkan maanta laga yaabaa intiinna badan inaad garanaysaan aqoonta ku jirta balse waxay caawin u noqonaysaa cidda ku cusub suuqa.

🟡 Sidee Loo Furtaa Akoon Binance ah?

Tallaabada 1aad: Gal bogga rasmiga ah ee Binance adiga oo raacaya link-ga hoose.
https://www.binance.com

- Advertisement -

Tallaabada 2aad: Guji “Register” ama “Is Diiwaan Gali”

Tallaabada 3aad: Dooro habka isdiiwaangelinta

  • Email
  • Numberka taleefanka
  • Ama akoonkaaga Google/Apple

Tallaabada 4aad: Geli Email-kaaga ama Number-kaaga, samee password, kadibna riix “Next”

Tallaabada 5aad: Hubi Email-ka oo geli koodhka la kuu soo diray

Tallaabada 6aad: Dooro nooca akoonka — “Personal” haddii aad tahay qof shaqsi ah

- Pre Order -

Kiribto: Kacdoonka Qarniga 21-aad

Madax-bannaani ★ Daah-furnaan ★ Musuq-maasuq Laa’aan. 🚀 Ku soo dhawoow kacaankii qarniga 21-aad.

$16.99$12.99Get It Now

Tallaabada 7aad: adkee amniga Akonkaaga

  • Samee 2FA (Google Authenticator ama SMS)

Tallaabada 8aad: Buuxi Xaqiijinta Aqoonsiga (KYC)

Geli dokumenti rasmi ah (Basaboor, Aqoonsiga Qaranka, ama Liisanka Darawalnimada)

Sawir iska qaad (selfie) oo wajigu si toos ah u muuqdo.

Tallaabada 9aad: Gal dashboard-ka Binance oo bilow isticmaalka adeegyadiisa.

Iyada oo muuqaal ah hoos ka fiirso:–

Sida loo adeegsado Binance muuqaalkan hoose ka fiirso:-


🟦 Sidee Loo Furtaa Akoon Coinbase ah?

Tallaabada 1aad: Booqo bogga Coinbase adiga oo raacaya link-ga hoose..
https://www.coinbase.com

Tallaabada 2aad: Guji “Sign up”

Tallaabada 3aad: Buuxi foomka isdiiwaangelinta

  • Magacaaga oo saddexan
  • Email-kaaga
  • Password
  • Dalka aad degan tahay

Tallaabada 4aad: Hubi Email-kaaga oo guji link-ga xaqiijinta

Tallaabada 5aad: Geli numberkaaga taleefanka oo xaqiiji koodhka laguu soo diray

Tallaabada 6aad: Xaqiiji Aqoonsigaaga (KYC)

  • Geli dokumenti rasmi ah
  • Waxaa laga yaabaa in lagaa rabo sawir/live selfie

Tallaabada 7aad: Ku xidh hab lacag bixineed

  • Bank transfer
  • Debit card
  • PayPal / Apple Pay (haddii ay diyaar tahay)

Tallaabada 8aad: Gal Coinbase dashboard-ka oo bilow wax kala iibsiga


🟩 Sidee Loo Furtaa Akoon MEXC ah?

Tallaabada 1aad: Booqo bogga rasmiga ah ee MEXC adiga oo raacaya link-ga hoose.
https://www.mexc.com

Tallaabada 2aad: Guji “Sign Up” (Isdiiwaan Gali)

Tallaabada 3aad: Dooro habka aad rabto:

  • Email
  • Numberka taleefanka
  • Geli password

Tallaabada 4aad: Hubi Email-ka ama SMS koodhka laguu soo diray

Tallaabada 5aad: samayso Two-factor Authentication (2FA) si aad akoonkaaga u ilaaliso amnigiisa.

  • Google Authenticator
  • Email ama SMS

Tallaabada 6aad: Xaqiiji Aqoonsiga (KYC) si aad u hesho awood buuxda

Tallaabada 7aad: Geli dashboard-ka MEXC si aad u isticmaasho suuqyada kala duwan: Spot, Futures, iyo Copy Trading

Tallaabada 8aad: Xooji amniga akoonkaaga

  • Samee fund password
  • Iyo anti-phishing code

Sida loo adeegsado MEXC muuqaalkan hoose ka fiirso:-

sidoo kale waxaad ka fogaataa link-yada laga yaabo inay yihiin khatar.

Ku baro halkan crypto bilaw ilaa dhammaad luqaddaada hooyo

Crypto bilaw ilaa dhamaad AF:Somali

Best Somali Cryptocurrency Course: Learn the fundamentals of cryptocurrencies, blockchain, and secure trading. Master using Metamask, Binance, and Crypto.com….

Crypto Trading Mastery: From A to Z

A complete beginner-to-expert crypto trading course. Learn how crypto markets work, how to choose secure exchanges, and how to trade safely using proven strategies…

Share This Article
Leave a Comment