">
Skip to content Skip to sidebar Skip to footer

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin waliba dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dhaqaalaha caalamka iyo crypto, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerarka cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen, la qabsiga crypto ee bangiyada, mashruucyada cusub ee Crypto iyo waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain

📈 1. Xaalada guud ee Suuqa  

  • Qiimaha Guud ee Suuqa (Market Cap): Wuxuu marayaa maanta ku dhowaad $3.8 trillion waxuuna kor u kacay 2.87% halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 216.45B

Xigasho: Coin MarketCap

  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta coinka Bitcoin awood dhan 63.7% halka Altcoins ay haystaan awood dhan 36.3%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 32% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga filaayo uu yahay mid  hoos u dhacaya.
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu sheegayaa inuu yahay 70% taasoo ka dhigan in damaca maalgashi xoogan uu jidho.

Xaalada 10-ka lacagood ee ugu sareeyo suuqa Crypto

  1. Bitcoin waxuu samaystay ATH cusub, waxuuna gaadhay qiimihiisa $123,000, halkii ugu sareysay Ebid qiimihiisa.
  1. Ethereum: (ETH) waxuu gaaray qiimihiisa halkii xabo $3,051.17
  2. XRP: waxuu galay gaalinta saddexaad ee suuqa Qiimahiisa hadda waxuu marayaa $2.97
  3. USDT: waa Stablecoin ay ka dambeyso shirkada Tether, waxuuna ku jiraa kaalinta 3aad kala horaynta lacagaha crypto waxuu fdududeyaa in la isku bedesho Fiat currency iyo Cryptocurrency, waxaa soo gashay manta hanti Volume dhan 126 billion
  4. BNB: waa Coin ay lee dahay shirkada BInance, waxuu qiimihiisa haatan marayaa $704 waxuuna sare u kacay 1.80% isbuucii u dambeyay
  5. Solana: Qiimaha SOL waxuu hadda suuqyada ka joogaa $167.26
  6. USDC: waa Stablecoin kale k u jiro kaalinta 7aad ee suuqa, waxaana iska leh shirkada Circle, qiimihiisa isma bedelo waa $1 mar waliba, maanta waxaa soo gashay Volume dhan 14 billion.
  7. Dogecoin: meme- token ka DOGE waxuu soo galay kaalinta 8aad ee suuqa kala saraynta lacagaha Crypto haatan qiimihiisa waxuu marayaa $0.2059.
  8. TRON: Qiimaha Trx waxuu haatan marayaa $0.3030
  9. Cardano: Qiimaha Ada waxuu suuqyada ka marayaa halkii xabo $0.749.

2.🏛️ Xeerarka iyo Siyaasada suuqa

  • Bitcoin wuxuu noqday hantida 5-aad ee ugu qaalisan Caalamka  
  • Waxaa socda Crypto Week oo lagu qabanaya Mareykanka 14–18 bisshaan kaasoo lagu doodayada lacagaha Digital-ka ee Crypto iyo Technologiyada Blockchain.  
  • Hay’adda SEC waxay dib u dhigtay go’aan aqbalka ku saabsan Spot Avalanche ETF.  
  • Treasury-da Dowladda Mareykanka waxay sharciyo qasab ah ku soo rogtay Exchange-yada crypto inay iska diwaan galiyaan IRS
  • Dowladaha Caalamka qaarkood waxay taageerayaan stablecoins-ka sharciyeesan sida USDC iyo USDT.
  • Waxaa sii xoogeysanaya dib-u-eegis sharci lagu sameenaayo crypto ETFs, taasoo kor dhinaysa kalsoonida maalgashadayaasha.

3.📊 ETFs & maalgashiga Hay’adaha Suuqa

  • Bitcoin spot ETFs waxaa soo gashay maal-galin dhan $2 B
  • Ethereum spot ETFs waxay ururiyeen $204.9M lix maalmood gudahood
  • Hay’adaha sida Metaplanet waxay noqdeen “5th largest BTC holders,”
  • Coinbase iyo BlackRock waxay sii xoojiyeen ETFs-ka Bitcoin iyoETH taasoo keentay maalgashiyo xoogan.
  • Shirkadda laga lee yahay Mareykanka ee Sequans waxay iibsatay iibsatay 683 Bitcoin oo qiimahoodu yahay $83.2 milyan!
  • Shirkada Metaplanet waxay iibsaday 797 Bitcoin oo qiimahoodu yahay $93.6 milyan!

Xigasho: CoinGape

4.🐋 maalgashiga Whales saamaynta ku leh Suuqa

  • Whale wayn oo u gaydsanaa 20,300 ETH u dhiganta $56.3M ayaa ku wareejiyaya madalaha DeFi ee Aave iyo Compound, si uu ugu helo Dulsaar.
  • Maalgashade ayaa sameeyay faa’ido dhan $25 million marka uu u galay Long Position Coin-ka BTC uuna adeegsaday leverage dhan 20x.
  • Maalgashade kale waxuu adeegsaday short isagoo ku maalgashtay $230M coins-ka BTC iyo ETH waxuuna isticmaalay 40x leverage.  

5. 🚀 Mashruucyada Horumarka ku socda ee Suuqa

  • Madasha Pump.fun waxay ku iibisay tokens qiimo dhan $4B inta ay ku jireen Presale ‘ka hor inta aan suuqyada la keen’
  • Avalanche waxay bilowday testnet Avalanche9000 inkastoo hay’ada SEC aan loo gudbin wax codsi ah
  • NRW.BANK ayaa soo saartay bond dijital €100M oo ku saleysan Polygon

Xigasho: Blockchain News)

6.🔗 Blockchain Technology

  • Teknoloji cross-chain oo samaysay VeChain, waxay sare u qaataa liquidity-ga suuqyada DeFi.
  • zkEVM iyo scalability-yada Ethereum waxay sameyeen horumar dhanka Blockchain-ta
  • Bond digitial ah oo ku jira Polygon blockchain waxuu noqday dayn maaliyadeed oo loo adeegsada Madasha polygon

7.🤖 AI & Web 3.0

  • mashaariicda Pundi AI iyo MapMetrics waxay isku xeraan AI & blockchain
  • Madasha Golden Cross waxay dhiirrigelinayaa isticmaalka smart contracts iyo Web3 applications

8. 🎨 NFT & DeFi

  • Cross-chain liquidity, madasha VeChain waxay fududeysaa isticmaalkooda DeFi & NFTs

Ku soo dhawaada wararkii ugu dambeeyay ee suuqa waxyaabaha aan ugu hadli doono waxaa ka mid ah, crypto, blockchainDefiCefiNFT, Ai, Web 3.0, iyo Si guud dhaqaalaha caalamka.

Halkan waxaad ka aqrisan doontaa maalin waliba dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dhaqaalaha caalamka iyo crypto, waxyaabaha muhiimka waxaa ka mid ah isbadelka suuqa, xeerarka cusub ay dawladuhu crypto u dajiyeen, la qabsiga crypto ee bangiyada, mashruucyada cusub ee Crypto iyo waxyaabaha ku soo kordha technologiyada Bloickchain

📈 1. Xaalada guud ee Suuqa  

  • Qiimaha Guud ee Suuqa (Market Cap): Wuxuu marayaa maanta ku dhowaad $3.79 trillion waxuuna kor u kacay 2.87% halka (Volume) hantida guud ee suuqa la isku dhaafsaday 24 saac u dambaysay ay gaarayso 216.45B
  • Awooda suuqa Dominance waxaa haysto maanta coinka Bitcoin awood dhan 63.7% halka Altcoins ay haystaan awood dhan 36.3%
  • Altcoin season Index waxuu sheegayaa in uu yahey 32% taasoo ka dhigan in damaca altcoins laga filaayo uu yahay mid  hoos u dhacaya.
  • Fear and Greed index halbeega lagu cabiro dareenka maalgashiyaasha waxuu sheegayaa inuu yahay 70% taasoo ka dhigan in dammaca maalgashi xoogan uu jidho.

Xaalada 10-ka lacagood ee ugu sareeyo suuqa Crypto

  1. Bitcoin waxuu samaystay ATH cusub, waxuuna gaadhay qiimihiisa $123,000.
  1. Ethereum: (ETH) waxuu gaaray qiimihiisa halkii xabo $3,051.17
  2. XRP: waxuu galay gaalinta saddexaad ee suuqa Qiimahiisa hadda waxuu marayaa $2.97
  3. USDT: waa Stablecoin ay ka dambeyso shirkada Tether, waxuuna ku jiraa kaalinta 3aad kala horaynta lacagaha crypto waxuu fdududeyaa in la isku bedesho Fiat currency iyo Cryptocurrency, waxaa soo gashay manta hanti Volume dhan 126 billion
  4. BNB: waa Coin ay lee dahay shirkada BInance, waxuu qiimihiisa haatan marayaa $704 waxuuna sare u kacay 1.80% isbuucii u dambeyay
  5. Solana: Qiimaha SOL waxuu hadda suuqyada ka joogaa $167.26
  6. USDC: waa Stablecoin kale k u jiro kaalinta 7aad ee suuqa, waxaana iska leh shirkada Circle, qiimihiisa isma bedelo waa $1 mar waliba, maanta waxaa soo gashay Volume dhan 14 billion.
  7. Dogecoin: meme- token ka DOGE waxuu soo galay kaalinta 8aad ee suuqa kala saraynta lacagaha Crypto haatan qiimihiisa waxuu marayaa $0.2059.
  8. TRON: Qiimaha Trx waxuu haatan marayaa $0.3030
  9. Cardano: Qiimaha Ada waxuu suuqyada ka marayaa halkii xabo $0.749.

2.🏛️ Xeerarka iyo Siyaasada suuqa

  • Bitcoin wuxuu noqday hantida 5-aad ee ugu qaalisan Caalamka  
  • Waxaa socda Crypto Week oo lagu qabanaya Mareykanka 14–18 kaasoo lagu doodayada lacagaha Digital-ka ee Crypto iyo Technologiyada Blockchain.  
  • Hay’adda SEC waxay dib u dhigtay go’aan aqbalka ku saabsan Spot Avalanche ETF.  
  • Treasury-da Dowladda Mareykanka waxay sharciyo qasab ku soo rogtay Exchange-yada crypto inay iska diwaan galiyaan IRS
  • Dowladaha Caalamka qaarkood waxay taageerayaan stablecoins-ka sharciyeesan sida USDC iyo USDT.
  • Waxaa sii xoogeysanaya dib-u-eegis sharci lagu sameenaayo crypto ETFs, taasoo kor dhinaysa kalsoonida maalgashadayaasha.

3.📊 ETFs & maalgashiga Hay’adaha Suuqa

  • Bitcoin spot ETFs waxaa soo gashay maal-galin dhan $2 B
  • Ethereum spot ETFs waxay ururiyeen $204.9M lix maalmood gudahood
  • Hay’adaha sida Metaplanet waxay noqdeen “5th largest BTC holders,”
  • Coinbase iyo BlackRock waxay sii xoojiyeen ETFs-ka Bitcoin iyoETH taasoo keentay maalgashiyo xoogan.
  • Shirkadda laga lee yahay Mareykanka ee Sequans waxay iibsatay iibsatay 683 Bitcoin oo qiimahoodu yahay $83.2 milyan!
  • Shirkada Metaplanet waxay iibsaday 797 Bitcoin oo qiimahoodu yahay $93.6 milyan!

Xigasho: CoinGape

4.🐋 maalgashiga Whales saamaynta ku leh Suuqa

  • Whale wayn oo u gaydsanaa 20,300 ETH u dhiganta $56.3M ayaa ku wareejiyaya madalaha DeFi ee Aave iyo Compound, si uu ugu helo Dulsaar.
  • Maalgashade ayaa sameeyay faa’ido dhan $25 million marka uu u galay Long Position Coin-ka BTC uuna adeegsaday leverage dhan 20x.
  • Maalgashade kale waxuu adeegsaday short isagoo ku maalgashtay $230M coins-ka BTC iyo ETH waxuuna isticmaalay 40x leverage.  

5. 🚀 Mashruucyada Horumarka ku socda ee Suuqa

  • Madasha Pump.fun waxay ku iibisay tokens qiimo dhan $4B inta ay ku jireen Presale ‘ka hor inta aan suuqyada la keen’
  • Avalanche waxay bilowday testnet Avalanche9000 inkastoo hay’ada SEC aan loo gudbin wax codsi ah
  • NRW.BANK ayaa soo saartay bond dijital €100M oo ku saleysan Polygon

Xigasho: Blockchain News)

6.🔗 Blockchain Technology

  • Teknoloji cross-chain oo samaysay VeChain, waxay sare u qaataa liquidity-ga suuqyada DeFi.
  • zkEVM iyo scalability-yada Ethereum waxay sameyeen horumar dhanka Blockchain-ta
  • Bond digitial ah oo ku jira Polygon blockchain waxuu noqday dayn maaliyadeed oo loo adeegsada Madasha polygon

7.🤖 AI & Web 3.0

  • mashaariicda Pundi AI iyo MapMetrics waxay isku xeraan AI & blockchain
  • Madasha Golden Cross waxay dhiirrigelinayaa isticmaalka smart contracts iyo Web3 applications

8. 🎨 NFT & DeFi

  • Cross-chain liquidity, madasha VeChain waxay fududeysaa isticmaalkooda DeFi & NFTs

Halkaan Ka baro Coursada Crypto bilaaw ilaa dhamaad

Leave a comment